Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe

$
0
0
Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geeridii ku timid alle u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle. “Xildhibaan Daahir wuxuu ahaa shaqsi dadaal badan oo howlaha Qarankana si sharciga waafaqsan u guta, waxaana alle baryeynaa inuu jannadiisa geeyo” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha oo tacsi u diray xubnaha golaha Baarlamaanka iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed. Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa dhawaan loo doortay Mudane ka tirsan Baarlamaanka F. Soomaaliya, isagoo horeyna uga mid ahaa Baarlamaankii hore.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles