Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wajiga labaad ee soo daad gureynta Soomaalida ku xaniban dalka Yemen oo bilaabaneysa “Dhageyso”

$
0
0
Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Suudaani ayaa sheegay in wajiga labaad ee lagu soo daad gureynayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka Yemen. Axmed Cabdi Suudaani oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu bilaabanayo wajiga labaad ee soo daad gureynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ay dagaalada ku qabsadeen Yemen, si dalkooda Hooyo dib loogu soo celiyo.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles