Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Doorashaddii Aqalka Hoose ee Jubbaland oo goor dhow la soo dhameystiray

$
0
0
Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu doorto xildhibaankii ugu dambeeyey ee xubnaha Aqalka hoose u matali doono Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Maamulka Jubbaland, kaasoo noqday Ibraahim Maxamed Xuseen. Jubbaland oo Aqalka hoos ku lahayd 43 kursi ayaa maanta dhamaystrtay, waxaana la doortay kursigii ugu dambeeyey kuraasta laga soo dooranaayey Maamulka Jubbaland. Dhanka kale waxaa maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo Aamina Shiikh Cusman oo heshay 39 cod.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles