Akhriso magacyada mudanayaasha ku soo baxay doorashada aqalka hoose ee ka...
Magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbalanad waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socotay doorashada xubnaha maamulkaasi u metelaya aqalka hoose ee dalka. Maantana waxaa magaaladaasi lagu soo...
View ArticleSONNA oo Barri ka qeybgalaysa Shirweynaha Wakaaladaha Dunida
Shirweynahii Shanaad ee wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa biri oo Arbaca ah ka furmayo Xarunta ugu caansan Caasimadda Azerbaijan ee Baku oo lagu magacaabo Hadary Aliyev Center ,Soomaaliya waxaa ugu...
View ArticleSoomaaliya oo ka qeyb galaysa shirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka...
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta ka furmayo Xarunta ugu caansan Caasimadda Azerbaijan ee Baku oo lagu magacaabo Hadary Aliyev Center, iyadoo shirkaasi uu Soomaaliya uga...
View ArticleGuddoomiyaha gobolka Hiiraan oo hay’adaha samafalka ka codsaday inay u...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay hay’adaha ka shaqeya samafalka in ay kaqayb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay abaaruhu sameyeen ee ku nool Gobolka Hiiraan. Cali Jeyte Cismaan...
View ArticleQarax goor dhaw ka dhacay Kismayo
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Maqaayad ku taal Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose. Warar hor dhac ah oo ay heshay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegaya in mar dhow uu qarax...
View ArticleSaraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta oo siminaar loo furay “SAWIRRO”
Siminaar lagu baranayey Hab-dhaqanka ugu fiican ka hortaga addeegsiga Xoogga baarida jirka iyo xiritaanka Dadka ayaa maanta loo furay saraakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana...
View ArticleShirweynaha 5aad ee Midowga Wakaaladaha Wararka Dunida oo furmay “SAWIRRO”
Shirweynahii Shanaad ee Wakaaladaha Wararka ee Dunida ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Baku ee xarunta dalka Azerbaijan. Madaxweynaha dalka Azerbaijan Ilham Aliyev ayaa goordhaw furay...
View ArticleDoorashooyinka Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabanaysa Jowhar
Wajiga koowaad ee doorashada Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Guddiga doorashada heer Dowlad-goboleed...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleDoorashada aqalka hoose oo ka socota Cadaado iyo 3 Xildhibaan oo la doortay
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa markale ku guuleystay...
View ArticleWajiga Koowaad ee doorashada aqalka Hoose oo ka socoto Jowhar iyo...
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo tartamaaya 13 kursi oo aqalka Hoose ah. Xildhibaan...
View ArticleWar-Saxafadeed laga soo saaray Wadahadallada Nabadeed ee ka socda...
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa shalay dib u billaabay wadahadalkooda ku aaddan hirgelinta xabbadjoojinta magaalada lagu...
View ArticleGudoomiyaha Baydhabo oo tababar u soo xiray dhalinyaro+Dhageyso
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin Ahna Duqa Degmada Baydhabo ayaa ka qeybgaley Xaflad Lagu soo gaba gabeynayey Siminaar Muddo Sedax maalmood u socoday Ilaa iyo 200 oo dhalinyaro ah...
View ArticleMaxkamad ku taala Mareykanka oo xukunno kala duwa ku ridday dhalinyaro...
Maxkamada Federaalka ah ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwa ku ridday 9 wiil oo dhalinyaro oo Soomaali ah oo lagu eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS....
View ArticleDowladda Kenya oo ogolaatay in Mudo kordhin 6-bilood ah loo sameeyo dib u...
Wasiirka Arrimaha gudaha Dalka Kenya Joseph Nkaissery ayaa sheegay in Dowladda Kenya si kumeel gaar ah u hakineysa dib u soo celinta qaxootiga Soomaalida ah ee ku jira xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga iyo Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka oo booqasho...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta kormeer howlleed ku tegay Garoonka Balli-doogle oo xarun u ah Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka, waxana uu kulan la...
View ArticleRW Ku-xigeenka dalka oo Shir-guddoomiyay shirka horumarinta kaabayaasha...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir guddoomiyay shirka billaha ah ee horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha ee dalka oo ay ka soo qeybgaleen...
View ArticleCiidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday +Sawirro
Guddiga dhex-dhexaadinta colaadda Puntland iyo Galmudug oo uu horkacayo R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali, ayaa waxay Maanta ku guuleysteen inay kala qaadaan Ciimada Labada maamul ee...
View Article