Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Doorashooyinka Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabanaysa Jowhar

$
0
0
Wajiga koowaad ee doorashada Aqalka Hoose ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabaneysa magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Guddiga doorashada heer Dowlad-goboleed ee Hirshabeelle ayaa soo gudbiyay shaxda ay u dhaceyso doorashada Aqalka Hoose, iyadoo ay wajiga 1-aad ku soo bandhigtay ilaa 13 Kursi oo ay Musharaxiinta ku tartamayaan. Kuraasta Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u matalaya Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa doorashooyinkaasi ku tartamaya Mas’uuliyiin hore uga tirsanaa Dawladda, Ganacsato iyo kuwa kale.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles