Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gudoomiyaha Baydhabo oo tababar u soo xiray dhalinyaro+Dhageyso

$
0
0
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin  Ahna Duqa Degmada Baydhabo ayaa ka qeybgaley Xaflad Lagu soo gaba gabeynayey Siminaar Muddo Sedax maalmood u socoday Ilaa iyo 200  oo dhalinyaro ah Tababarkan ayaa lagu baranayay hanaanka doorashooyinka iyo sidi ay dhallinyaradu gacan uga geysan karaan taabagelinta doorashooyinka iyo horumarrada kaladuwan ee dalka. halkan hoose ka dhageyso 

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles