Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Maxkamad ku taala Mareykanka oo xukunno kala duwa ku ridday dhalinyaro Soomaali ah+Sawirro

$
0
0
Maxkamada Federaalka ah ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwa ku ridday  9 wiil oo dhalinyaro oo Soomaali ah oo  lagu eedeeyey in ay doonayeen in ay ku biiraan kooxda ISIS. Maxkamadani oo socotay 3 maalin ee la soo dhaafay ayaa maalin walba la xakumayey sedex qof, hadaba Maalintii ugu horeysay ayaa waxaa la xakumay C/llaahi Yuusuf, C/risaaq Warsame iyo Zakariye C/raxmaan, kuwaasoo lagu helay dambiyo la xiriira inay doonayeen inay ku biiraan kooxda ISIS, waxaana lagu xukumay xukumo u  dhexeeya 5 sanno ilaa 10 sanno. Sidoo kale maalintii labaad ayaa waxaa maxkamada  la soo taagay  Xamza Ahmed oo 21 jir ah, Cadnaan Farah oo 19 jir ah iyo Hanad Muuse oo 21 jir ayey maxkamadda ku riddey xukunno 10 ilaa iyo 15 sano ah. Haddaba maalintii ugu danbeysay oo sida weyn loo wada sugayey ayaa waxaa maxkamadda la soo taagay wiilasha kala ah Guleed Cumar oo 22 jir ah, ayaa lagu xakumay 35 Sanno  Abdirahman Da’ud iyo Maxamed Faarah oo min 22 jir ah lagu xukumay min 30 sano. Ayaan Faarax ayaa waxa ay sheegtay in aysan marnaba filanaynin in caruurteeda lagu xukumi doono muddo intaasi la eg waxayna Soomaalida ugu baaqday in hurdada laga kaco [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles