Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Doorashada aqalka hoose oo ka socota Cadaado iyo 3 Xildhibaan oo la doortay

$
0
0
Doorashada aqalka hoose ayaa ka socoto magaalada Cadaado, taasoo lagu tartamayo ilaa 9 kursi, iyadoo labo xubnood iminka la doortay. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa markale ku guuleystay doorashada aqalka Hoose, iyadoo iminka ay socdaan xubnaha kale ee maanta la dooranayo. Xuseen Qaasim Yuusuf Iidow ayaa sidoo kale ku guulestay kursiga aqalka Hoose. Bootaan Ciise Caalin ayaa isna loo doortay kursiga 3aad ee maanta, iyadoo ay dhimanyihiin lix kursi oo kale. Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Maamul-goboleed ayaa kal hore shaaciyay in la xaliyay khilaafaadkii sababay dib u dhac ku yimid hanaanka doorashada.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles