Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wajiga Koowaad ee doorashada aqalka Hoose oo ka socoto Jowhar iyo Xildhibaanno la doortay

$
0
0
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo tartamaaya 13 kursi oo aqalka Hoose ah. Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono ayaa ku soo baxay doorashada Aqalka Hoose ee Baarlmaanka Soomaaliya ee ka bilowday Jowhar, iyadoo weli ay socoto doorashada Xubnaha dhiman, waxaana la filayaa in maanta la doorto 11-ka kursi ee haray.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles