Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Wufuud kala duwan oo maanta gaaray Cadaado

Xarunta Kumeel gaarka ee  Maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa maanta waxaa gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban  Md Cumar Maxamed Cabdulle dhegey, Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka...

View Article


Jarmalka oo Saldhig Ciidan ka samaysanaya Niger

Dawladda Niger ayaa ogolaatay in dalka Jarmalka uu Saldhig cusub ee Ciidan dhanka Taakuleyn ah ka furto dalkeeda. Qorsha Saldhiggan cusub laga furayo dalka Niger ayaa waxa uu ka dambeeyay kulan dhex...

View Article


Madaxweynaha oo wakiilada beesha caalamka uga warbixiyay hannaanka...

Muqdisho, 11 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid...

View Article

Daawo Sawirada Wafdigii uu ka mid ahaa gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka ee...

View Article

Liiska ergadii dooran lahayd 128 xildhibaan oo loo soo gudbiyey guddiga...

Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in loosoo gudbiyey liiska qaar kamid ah ergadii dooran lahayd xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya . Gudiga ayaa xaqiijiyey in ergada lasoo...

View Article


Dowladda oo ku baaqday in la joojiyo dagaalada ka socdo Gaalkacyo

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ku baaqay in si dhaqso ah loo jooji dagaalada...

View Article

Xildhibaano Ka tirsan baarlamaanka Soomaaliyo oo ka qayb galay Xuska...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ayaa  ka qeybgalay sanad guuradii 150 aad xilligii la aas aasay Barlamaanka   Dalka Masar,iyadoo uu...

View Article

12-ka Octobar waa maalinta calanka Soomaaliyeed “Akhriso”

Maantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u eg samada xiddigta Shan geesoodka...

View Article


Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 12.10.2016

View Article


Maleeshiyada Al-Shabaab oo Nabadoono caan ah ku dilay deegaanka Ceel Cali...

Maleeshiyada argagixisada Al-Shabaab ayaa la sheegay in deegaanka Ceel Cali ay ku dileen afar ruux oo ka mid ahaa dadka deegaanka, kuwaasi oo labo ka mid ah ay ahaayeen Nabadoono caan ah oo gobolka...

View Article

Qaar ka mid ah Beeraleyda Gobolka Shabeelaha Hoose oo tababar loo soo xiray...

Ururka Qaranka iskaashatooyinka Beeraha ayaa siminaar lagu baranayo horumarinta wax soo saarka  dalagyada beeraha habka beerashada iyo keydinta dalagyada oo soconayay muddo  saddex maalin ah ugu soo...

View Article

Dib u dhac ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle

Wararka laga helaayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Maamulka Hirshabeelle oo ay soo saartay Wasaaradda Arimaha...

View Article

Burundi oo isaga baxday xubin-nimadii Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da

Baarlamanka Dalka Burundi ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay inuu Dalkaasi isaga baxo Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC (International Criminal Court) oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee Dalka...

View Article


Kenya oo sii deysay Nin British ah oo ay ku eedeysay Argagixisanimo

Dowladda Kenya ayaa xorriyaddiisii dib u siisay  Tom James, oo kasoo jeeda Dalka Britain, markii ay Boliiska la dagaallama Argagixisada ka qabteen guri ku yaalla Xaafadda Gigiri ee Magaalada Nairobi....

View Article

Musharxiinta u taagaan xilka gudoonka barlaamka Hirshabeelle oo soo bandhigay...

Ila todobo murasha oo u taagan xilka Gudoomiyaha Baralamaanka dowlad goboleedka HirShabeele ayaa xalay khudbad ka horjediyay Barlanaaka Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Abukar Xasan Cali Maqani , Sh...

View Article


Maamulka Degmada Huriwaa oo faahfaahin ka bixiyey qasaaraha ka dhashay qarax...

Inta la xaqiijiyey labo ka tirsan maleeshiyaadka Alshabaab ayaa ku geeriyooday qarax miino oo ay saakay ku aasayeen wadada Ex koontarool Balcad sidoo kale waxaa ku dhaawacmay wiil yar oo ka ag dhawaa...

View Article

DEG-DEG: Wefdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku...

War deg deg ah oo kusoo dhacay warqabadka radio Muqdisho ayaa sheegaya in gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Mudane Jawaari uu ku wajahan yahay Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe....

View Article


Mareykanka oo duqeeyay saldhig ay lahaayeen Xuutiyiinta Yemen

Ciidamada Mareykanka  ayaa weeraray saldhig laga maamulo isgaarsiinta(radaarka) oo ku yaallla dalka yemen,kadib kolkii mar labaad   maraakiibta dagaalka Mareykanka  ee ku sugan badda Cas lagu weeraray...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

WAR SUBAX TBIYE SHIINE 13-10-2016

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

WARKA DUHUR TABIYE FARXIYO MIRE 13-11-2016

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live