Madaxweynaha oo ku bogaadiyay dowlad goboleedyada tallaabada ay ku soo...
Muqdisho, 9 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyay dowlad goboleedyada Puntland, Koonfuur Galbeed, Galmudug...
View ArticleXildhibaannada maamulka Hir-Shabeelle oo la dhaariyay
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe lagu soo gabo gabeeyay munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaasi oo ay ka qeyb galeen...
View ArticleDaawo Sawirada Xildhibaanada Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo la dhaariyey.
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe lagu soo gabo gabeeyay munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaasi oo ay ka qeyb galeen...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleMadaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee maamulka...
Muqdisho, 9 October 2016 (VIlla Somalia) —- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka cusub ee...
View ArticleWasiir Odowaa “Xukuumadda waxay diyaar u tahay xalinta wixii tabasho ah ee ka...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciddii tabasho ka qabta dhismaha dowlad goboleedka Hirshabeelle ay la xaajoon doonaan, si loo helo dowlad goboleed ay ku mideysanyihiin bulshada degta Gobollada...
View ArticleBaarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo kulankooda ugu horeeya ku leh Jowhar
Baarlamaanka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankooda ugu horeeya ku yeelanaya magaalada Jowhar, iyadoo kulankaasina uu shir guddoomin doono ninka ugu da’da weyn sida uu qabo...
View ArticleMusharaxa Donald Trump oo u hanjabay Hillary Clinton
Donald Trump ayaa wacad ku maray inuu xiri doono Hillary Clinton hadii uu kaga guulaysato ololaha Tartanka jagada Madaxweynaha Maraykanka oo dhici doonto bisha November ee Sanadakan. Doodii Labaad oo...
View ArticleDeg Deg: Qarax goor dhaw Ka dhacay suuq bacaad iyo darwalkii gaariga qarxay...
Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa daqiiqado ka hor ku qarxay agagaarka suuqa baacaad oo ah suuqa labaad ee magaalada Muqdisho. Lama ogo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi balse...
View ArticlePuntland oo sheegtay inay xukumi doonto maleeshiyaadkii ka tirsan kooxda ………
Xeer Ilaalinta Maxamada Sare ee Puntland ayaa loo Soo Gudbiyay Dacwad loo Haystay 45 Maleeshiyaad ah oo lagu Soo Qabtay dagaaladii ka Dhacay Suuj iyo Garmaal kuwaa horay ay Xukuno Ugu...
View ArticleAkhriso magacyada: xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa liiska magacyada xildhibaannada baarlamanka maamulka Hirshabeelle oo haatan dhismihiisu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Xildhibaannadan oo...
View ArticleGuddiga Doorashada Dadban oo Liisaskii musharaxiinta aqalka sare dib ugu...
Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamullada Puntland, Galmudug iyo Jubland liiskii ay soo gudbiyeen si loo caddeeyo qoondada haweenka. Halkan hoose ka akhriso qoraalka ka soo baxay guddiga.
View ArticleDaawo Sawirrada: Taliyaha booliska oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay...
Munaasabadda lagu soo dhawaynayo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Xafladaasi oo ay ka qeyb galay...
View ArticleWasiirka arrimaha gudaha oo Jowhar kulan kula qaatay duubabka...
Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle ayaaa wasiirka uga mahadceliyay Dhabar...
View ArticleDaawo Sawirrada: Qunsulka Soomaaliya u fadhiyo Kenya oo deeq gaarsiiyay...
Qunsulka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh “Cali Bagadi” ayaa booqasho oo uu ugu kuurgalaayo xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Kenya waxa uu ku tagay xabsi ku...
View ArticleBurundi oo xayiraad saartay baarayaal ka socda Qaramada Midoobeey
Dalka Burundi waxa uu xayiraad saaray seddax baarayaal oo Qaramada Midoobeey ka socotay. Dowladda Burundi ayaa sheegay in seddaxdaasi qof aysan dalkeeda soo gali karin, kaddib markii dowladda Burundi...
View ArticleGudoomiye ku xigeenkii hore ee maamulka G/Hiiraan oo ka hadlay xaaladda...
Cadaawe Cilmi Nuur oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii hore ee dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda deegaanka Ceelcali ee...
View Article