Ciidamada ammaanka oo howlgal qorsheysan ka wada xaafado ka mid ah degmada...
Cutubyo ka tirsan ciidamada ammaanka ee dowlaada Federaalka Soomaaliya oo ay weliyaan kuwa AMISOM ayaa hawlgallo balaaran maanta ka wada qaybo ka mid ah Degmada H/wadaag ee Gobolka Banaadir. Afhayeenka...
View ArticleCiidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay kumaanaan muhaajiriin ah
Ciidamada ilaalada Xeebaha ee Dalka talyaaniga ayaa soo badbaadiyay Koow iyo toban kun oo muhaajiriin Afrikaan ah, kaddib howlgallo ay ka wadeen Badda u dhexeysa Libya iyo talyaaniga Saacadihii ugu...
View ArticleXaaladda caafimaad ee Abwaan Sangub oo soo hagaageeysa
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub) oo Maalmahan ku xanuunsanayay Isbitaalka Rajeb Tayib Erdogan, Ex-Digfeer ee Magaaladan Muqdisho ayaa la sheegayaa iney xaaladdiisa Caafimaad kasoo reyneysa. Qaar...
View ArticleAkadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga oo Tababar u qabatay Gabdhaha...
Tababar lagu baranayay tayeynnta adeegsiga af-Soomaaliga ee dhinaca Warbaahinta uuna soo qaban-qaabiyay Akadeemiyo Goboleedka Af-Soomaaliga ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee...
View ArticleBarnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay kaalinta saxaafadda ee...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay kaalinta saxaafadda kaga aadan doorashooyinka dadban ee dalka ka dhici doona iyo sida ay tahay iney...
View ArticleQ. M. oo shaqada ka saartay sarkaal ka shaqeynayay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soomaaliya UNSOM, sababo la xiriira wax is daba marin iyo musuqmaasuq. Amadu Kamara, oo ahaa...
View ArticleAfar Qofood oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Muqdisho
Afar Qofood ayaa ku geeriyootay, Saddex kalana dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaartay Shil Gaari oo ka dhacay Waddada Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Gaarigan oo uu noociisu ahaa Spacio,Taariko...
View ArticleMadaxweynaha ‘’Waxaan ku baaqayaa in deg-deg loo joojiyo dagaalka ka socda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale sii micno darro ah loo daadiyo dhiiga shacabka magaalada Gaalkacyo,...
View ArticleQaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Turkiga
Labo qof oo waday Baabuur walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa weerar ku qaaday goob ay ciidanka Booliska dalka Turkiga ay ka sameynaayeen howgal oo ku taalla Magaalada Ankara ee dalka Turkiga....
View ArticleWafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo lagu soo dhaweeyay...
Wafdi uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray Caasimadda Kuwait. Wafdiga waxaa garoonka diyaaradaha ee Kuwait city ku soo dhaweeyay Madax ka tirsan...
View ArticleWasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo guddoomiyaha gobolka oo booqday Abwaab...
Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, abwaanno iyo Culimaa-udiin ayaa maanta Isbitaalka Urdugaan Ex. Digfeer ku booqday Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise (Sangub) oo...
View ArticleGalmudug oo soo saartay Liiska Masharixiinta Aqalka Sare
Liiska Musharixiinta aqalka sare ee Galmudug Kursiga 1-aad 1-Cabdi Axmed Dhuxulow 2-Luul Maxamed Sh Cusmaan Kursiga 2-aad 1-C/qaadir MacalinNuur Siyaad 2-Zamzam Daahir Maxamuud Kursiga 3-aad 1-Yuusuf...
View ArticleMadaxweynaha: “Waxaa naga go’an in doorashada ay ku dhacdo waqtiga loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qabanqaabada doorashada taariikhiga ah ee 2016 ay si habsami leh u socoto, isla markaana ay ku qabsoomi...
View ArticleDaawo Sawirrada: Dibadbax ay ka qeybgaleen Soomaali oo ka dhacay magaalada...
Magaalada St. Cloud oo ka tirsan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka waxaa ka dhacay banaanbax ay bulshooyinka halkaasi ku nool oo ay Soomaalidu ku jirto ku muujiyeen midnimadooda. Dibadbaxa ayaa ka...
View ArticleRuushka oo codka Veto ku diiday qaraarka nabadda ee Suuriya
Dowladda Ruushka ayaa codka diidmada qayaxan ee loo yaqaan “Veto” ku diiday qaraarka Qaramada Midoobey ee lagu dalbanayo in la joojiyo duqeynta magaalada Xalab ee dalkaasi Suuriya. Go’aanka Ruushka...
View Article