Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay kaalinta saxaafadda ee doorashooyinka+Dhageyso

$
0
0
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay kaalinta saxaafadda kaga aadan doorashooyinka dadban ee dalka ka dhici doona iyo sida ay tahay iney ugu soo tebiso doorashadaasi iyo meelaha ay ka dhaceyso. Barnaamijka waxaa ka qeybgalay oo marti ku ahaa Yuusuf Xasan oo madax ka ah naadiga suxufiyiinta Soomaaliyeed, Maxamed Ibraahin Macalimu oo ah xoghayaha guud ee ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed C/maalik Coldoon  iyo Abwaan Guure oo ah agaasimaha idaacadda Kulmiye, waxeyna si qoto dheer uga hadleen doorka saxaafadda looga baahanyahay iney u soo tebiso doorashooyinkaasi.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles