Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Dagaal dhexmaray maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Maleeshiyaad ka wada tirsan Shabaab ayaa lagu soo waramaa iney ku dagaalameen deegaanka Shaw, oo hoostaga Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid , markii ay Kooxda dhexdeeda isku...

View Article


“Daawo Sawirro” Danjire Hussein Haji Ahmed Oo Kulan Isbarasho Ah La Qaatay...

Danjiraha cusub ee dowlada Soomaaliya u soo magacaawday wadanka Koofur Sudan Mudane Hussein Haji Ahmed Mohamud ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee degan wadankan la qaatay kulan isbarasho iyo xog-wareysi...

View Article


Wasiirka Howlaha Guud, “Majiro Wax Dhul Danguud ah oo la siiyay Midowga Yurub”

Wasiirka Howlaha Guud Iyo Dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Saalax Sheekh Cismaan oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin wax dhul danguud ah oo la siiyay Midowga...

View Article

Hubert Price oo loo magacaabay madaxa Xafiiska UNSOS ee Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban-Ki-Moon ayaa mas’uul cusub u magacaabay Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaan UNSOS. Mr....

View Article

Safiirka Soomaaliya ee Wadanka Koorfurta Sudan oo kulan la qaatay Jaaliyadda...

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u soo magacaawday wadanka Koofur Sudan Mudane Xuseein Haaji Ahmed ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan wadankaasi la qaatay kulan isbarasho iyo xog-wareysi ah....

View Article


Hawlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ka socda magaalada Kismaayo

Ciidamada Nabadsugidda maamul Goboleedka Jubbaland, ayaa Maanta Howlagallo lagu xaqiijinayo Ammaanka ka sameeyay Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo. Xaafadda Guulwade iyo Laamaha ku xeeran, ayaa la...

View Article

Madaxweynaha oo kulamo la qaatey qeybaha bulshada ee magaalada Baydhabo

Baydhabo, 4 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad...

View Article

Ergada shirka Jowhar oo maalinti Afaraad ka doodaysa qabyo qoraalka...

Shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo galay maalinkii Afaraad ayaa ergadu waxa ay ka doodeen maanta qabya qoraalka dastuurka dowlad goboleedka Hiiraan Sh/dhexe. Ergada oo loo...

View Article


Magaca Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo la isku raacay

Iyadoo maalmahaan danbe magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka socday shirweyne looga arinsanaayo dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ergada maamul usameynta...

View Article


Magaalada Kismaayo oo caawa laga maqalay Qaraxyo Xooggan

Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegayo in caawa halkaasi laga maqlayo qaraxyo xoogan oo la sheegay in loo adeegsaday Bamgacmeed. Goobjoogayaal ay...

View Article

Guddiga fulinta ee GOS oo go’aanno muhiima soo saaray+Sawirro

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa magaalada muqdisho ku yeeshay   shirka guddigiisa fulinta oo sadexdii bilba hal mar la qabto, waxaana ka soo qeybgalay xubnaha guddiga fulinta. Shirkan  oo uu...

View Article

Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu qaarajiyay gobolka...

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdala Xuseen Cali  ayaa  Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed SONNA u xaqiijiyay  in Duleedka Deegaanka NO.50 oo...

View Article

Daawo Sawirrada: Ergada shirka Jowhar oo xalay ansixisay calanka...

Waa Habeen ka mid ah Habeenada taariikhiga ah ee Soomaaliya gaar ahaan gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe. Saacadu markii ay isku beegtay 7 dii  fiidnimo ee xalay ayaa shir aan cadi aheen waxa isku yimid...

View Article


Deeq lacageed oo ka timid Madaxweynaha Jabuuti oo la guddoonsiiyay Wasaaradda...

Deeqdan lacageed oo  gaareysa 10,000 oo dollar  kana timid Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya  waxa uu ku warejiyay...

View Article

Wasiirka waxbarashada oo hambalyo u diray macalimiinta Soomaaliyeed

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Dr. Cabdulqaadir Cabdi Xaashi oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa wuxuu ka hadlay Maalinta Macalinka Aduunka oo...

View Article


Qalab caafimaad oo lagu wareejiyay isbitaalka Forlanini+Sawirro

Qalabkan Caafimaad oo Hay’adda Intarnational Relief Foundation ku wareejisay isbitalka Forlanini ama Lazareeti ayaa isugu Jirtay Sariiro, Joodariyaal ,iyo Qalab Caafimaad oo adeega isbitalka  u...

View Article

Abwaan Sangub “Xaaladdayda caafimaad aad bay u soo hagaageysaa” Dhageyso

Guddoomiye ku-xigeenka golaha Abwaanada Soomaaliyeed Abwan Xirsi Dhuux ayaa sheegay in xaaladda caafimaad ee Abwaan Maxamed Cabdullaahi Ciise Sangub ay iminka soo hagaageyso xaaladkiisa caafimaad, isla...

View Article


Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 6-10-2016

View Article

Antonio Guterres oo noqonaya xoghayaha cusub ee Qaramada Midoobay

R/wasaarihii hore ee Bortaqiiska Antonio Guterres ayaa si aan rasmi aheyn loogu doortay inuu noqdo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee bedeli doona, Ban Ki Moon, waxaa lagu wada in si rasmi ah...

View Article

Dhallinyaro loo qaatay ka mid noqoshada ciidamada xoogga dalka

Ayadoo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ay waddo dadaalo ku aadan horumarinta barnaamijka isku dhafka ciidanka xoogga dalka ayaa magalaada Muqdisho waxaa ka soconaya tababbar la siinayo boqolaal...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live