Guddiga doorashada dadban ayaa dib ugu celiyey maamullada Puntland, Galmudug iyo Jubland liiskii ay soo gudbiyeen si loo caddeeyo qoondada haweenka. Halkan hoose ka akhriso qoraalka ka soo baxay guddiga.
↧