Wasiirka arimaha Gudaha Soomaliya Mudane Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa Kulan la qaatay Duubabka Hirshabelle. Ugaasayada iyo Duubabka reer HirShabelle ayaaa wasiirka uga mahadceliyay Dhabar adaygii ay muujisay wasaradiisa arinta dhismaha maamulka Hirshabeelle. Duubabka ayaa sheegay in wasaaradda ay kala shaqeyn doonaan dhameystirka dhismaha maamulka Hirshabeelle.
↧