Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Baarlamannada Afrika iyo Carabta oo kulan ku yeeshay dalka Masar+Sawirro

Shir ay wada yeesheen Barlamaanada Afrika iyo Carabta laguna qabtay magaalada Sharma Sheikh ee Dalka Masar, ayaa waxa ay labada Barlamaan ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin iskaashiga kheyraadka...

View Article


Maalinta Aragga Adduunka oo laga xusay Muqdisho

Munaasabad lagu maamuusayey maalinta araga aduunka oo ku beegan maanta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana  ka qayb galay wasiirro xildhibaanno xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka maaamulka...

View Article


Madaxweynaha oo u hambalyo u diray Guddoomiyaha baarlamanka maamulka cusub ee...

Muqdisho, 13 October 2016 (Villa Somalia)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee...

View Article

Guddoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ka qeybgalay...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

WAR SUBAX TBIYE IRSHAAD 14-10-2016

View Article


Sheekh Cusmaan Barre oo noqday Guddoomiyaha Baarlamanka Hir-Shabeelle

Guddoomiyaha cusub ee golaha Baarlamanka maamul Goboleedka Hir-Shabaalle ,ayaa waxaa ku guulaystay Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, markii uu ka guulaystay murashixii la tartamayay. 91 Xildhibaan ayaa soo...

View Article

Cabdi Xuseen oo loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamanka H/Shabeelle

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Baarlamanka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa loo doortay Cabdi Xuseen Geeddi, kaddib markii uu cod aqlabiyad ah uga guuleystay murashixii la loollamayay....

View Article

Xaaladda magaalada Gaalkacyo oo saaka deggan

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka deggan kaddib markii shalay halkaasi ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug. Wariyaha nooga soo warama Gaalkacyo C/risaaq...

View Article


Maxkamad ku taala India oo maalintii labaad dhageysaneysa dacwad loo heysto...

Maxkamad ku taala dalka India ayaa maalintii labaad u fadhida dhageysiga dawcad loo heysto dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu edeeyay burcad badeednimo. Dhallinyaradaasi ayaa ku gacanseyrtay eedeeymaha...

View Article


Gudoomiye Jawaari oo Jowhar kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobollada...

Gudoomiyaha baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Jowhar kula kulmay waxgarad ka soo jeeda gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, isagoo ka qanciyay...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado

Wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha dalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke  ayaa goor dhaweyd gaaray magaalada Cadaado. R/wasaare Cumar C/rashiid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda...

View Article

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

View Article

Hay’adda Culimada oo sheegtay inay bilaawday wada hadalo ay kala yeelanayaan...

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in laga qeyb qaato dadaalada Nabadeed ee xalka loogu raadinayo dagaalada soo laalaabtay ee magaalada Gaalkacyo, iyagoo sheegay inay bilaabeen wada hadalo...

View Article


Ra’iisul Wasaare Cumar oo kulamo lagu xalinayo colaadda Gaalkacyo la qaatay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii labaad ku sugan magaalada Cadaado ayaa kulamo looga hadlayo xal ka gaarida xiisadaha ka jira magaalada Gaalkacyo la leh Madaxda dowlad goboleedka Galmudug....

View Article

Wasaaradda Bartoolka Soomaaliya oo soo dhaweysay xukun ay gaartay Maxkamadda...

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa xukunka ay gaartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Ingriiska ee ku saabsanaa baaritaankii uu waday Xafiiska Baarista Musuqmaasuqa...

View Article


Maxkamad ku taala Mareykanka oo dacwad ku soo oogtay rag qaraxyo ka fulin...

Maxkamad ku taalla Dalka Meryakanka ayaa dambi kusoo oogtay Saddex nin  oo lagu eedeynayo inay qorsheynayeen inay weerar ka geystaan dhismo  ay muhaajiriin Soomaali ah ka degan yihiin gobolka Kansas ee...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 15 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article


Doorashada aqalka sare ee baarlamaanka oo ka bilaabatay Cadaado

Doorashada aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamaayan 19 xubnood....

View Article

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federalka oo xaflad Hambalyo ah u sameeyey...

Xaflad Casho ah oo ay kasoo qeyb galeyn Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya C/llahi Jaamac Ilka-jiir, Wasiirka Amniga Qaranka C/risaaq Cumar Maxamed, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka  Axmed Cali...

View Article

Daawo Sawirrada: Doorashada madaxweynaha dowladgoboleedka Hirshabeelle oo...

Magaalada Jowhar waxaa goor dhow ka bilowday doorashada madaxweynaha dowladgoboleedka Hirshabeelle oo ku tartamayaan laba Musharax oo kala ah  Cali Cabdulaahi Cosoble  iyo Maxmed Cabdi Waare halka uu...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live