Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Jarmalka oo Saldhig Ciidan ka samaysanaya Niger

$
0
0
Dawladda Niger ayaa ogolaatay in dalka Jarmalka uu Saldhig cusub ee Ciidan dhanka Taakuleyn ah ka furto dalkeeda. Qorsha Saldhiggan cusub laga furayo dalka Niger ayaa waxa uu ka dambeeyay kulan dhex maray Madaxweynaha Niger iyo R/wasaaradda Jarmalka oo haatan booqasho ku marayso qaar ka mid ah wadamada Afrika, waxaa la sheegy  in ujeedka safarka yahay la dagaalanka xaqjirniumada. Madaxweynaha Niger Mahamudu Isuf iyo R/wasaradda Jarmalka Angela Marchel ayaa kulunkooda kaga hadlay dhibaatada argaxixisada ku hayso caalamka gaar ahaan Afrika iyo sidii wadajir logu hortagi lahaa iyadoo dalka Niger uu yahay halka Tahriibayaasha ugu badan uga gudbaan Yurub. Dhanka kale Dawladda Jarmalka ayaa  dalka Mali  geysay 650 Askery  oo sugaya amaanka kuwaasoo ka amar qaata Qaraamada Midoobay.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles