Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Xoghayihii guud ee ururka Iskaashiga Islaamka oo is casilay

Xoghayihii Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilka,  kaddib markii sida la sheegay ay la soo gudboonaatay arrimo caafimaadkiisa la xiriira. Iyad Abadi oo 70 jir ah  ayaa...

View Article


Dhageyso barnaamijka Faaqidaadda Wararka

View Article


Madaxwaynaha J. F. Soomaliya oo hambalyo u diray kooxda kubbada cagta ee...

Madaxwaynaha J.F ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa Hambalyo u diray Naadiga Kubadda Cagta ee Howlaha Guud (L.L.P.P) Jeenyo oo dhawaan ku guulaystay hanashada koobka Janaraal Daa’uud....

View Article

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 3aad”...

Natiijada Doorashadii Madaxweynihii 1aad ee Dowladda Soomaaliya 6dii Luulyo 1961 Kadib markii Maxkamadda Sare go’aankeeda 4tii Luulyo 1961 ay ku ansixisey Aftida Qaran, muddadii hal sanno oo ahayd...

View Article

Madaxweynaha oo xariga ka jaray Xaruntii Ciidamada Cirka ee Magaalada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray xaruntii ciidamada cirka ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadda dib u howlgalinta Xaruntii...

View Article


Haweeneey Shiinees ah oo aqoon laheyn oo soo saartay Daawada Malaariyada

Hawweneey lagu magacaabo Tú Yōuyōu waxa ay u dhalatay dalka Shiinaha waxaana ay isku dayday in ay daawada Duumada ama Malaariyada ka soo iqtiraacday Daawo ah hab-dhaqameed duug ah oo dalkeeda laga soo...

View Article

Barakacayaalkii ugu horeeyey ee ka soo qaxa Qandala oo soo gaarey Boosaaso

Dooni wadday ku dhowaad 50 qof oo isugu jira caruur, haween iyo dad waayeel ah ayaa habeenimadii xalay ku soo xiratay Deked Magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana dadka saaran doontaani ay...

View Article

Arday deeq waxbarasho heshay oo gaaray caasimada dalka Suudaan ee Khartuum...

Ardayda cusub ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartuum waxaa kusoo dhaweeyay uqayb-sanaha  Xafiiska Hidaha iyo Tacliinta ee Safaaradda Soomaalida ee dalka Suudaan Dr Cabdiqaadir Maxamuud...

View Article


Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Galmudug oo sheegay inay gabo gabo mareyso...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay iyo halka ay wax u marayaan hanaanka doorashooyinka aqalka Hoose. Afhayeenka...

View Article


Waasiir Maareeye “Dowladdu waxa ay ku howlantahay inay sharciga horkeento...

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee ee la dagaalanka la nolaanshiyaha dambi laga galay...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay qorista iyo keydinta taariikhda ciidanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talisyada ciidanka qalabka sida ugu baaqay qorista iyo keydinta taariikhda ciidanka qalabkasida, si ay uga...

View Article

Hoos u dhac ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada Muqdisho

Hoos u dhaca ku yimid qiimaha kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho waxaa sabab u ah cimilada badda oo deggan islamarkaana suurtagal ka dhigtay in kalluumeysatadu ay soo jillaabtay xaddi badan oo...

View Article

Ruushka oo aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo ka dhaqangasho Xalab

Warkan ka soo yeeray dowladda Ruushka ee duqeeymaha ka wadda dalka Suurya ayaa sheegay in Arbacadan maanta ah madaxweeynaha Ruushka Vladimir Putin  uu ku amray ciidamada dalkiisa ee la dagaalamaya...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Saxafiyiinta Soomaalida ee Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  maantga kulan looga hadlayey wada-shaqeynta warbaahinta dawladda la qaatay Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho....

View Article

Ciidamada Ruushka ayaa aqbalay xabad joojin ku meel gaar ah oo ka dhaqangasho...

Warkaan ka soo yeeray ciidamada ruushka ee duqeeymaha ka wada dalka suurya ayaa sheegay in Arbacadaan maanta ah madaxweeynaha ruushka Vladimir Putin  uu ku amrray ciidamada dalkiisa ee duqeeymaha ka...

View Article


Taliyaha Laanta Socodaalka oo tagay Magaalada Cadaado.

Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaao. Taliyaha ayaa kormeeray qaybta socdaalka...

View Article

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay laba dhagar qabe oo toogasho ku dilay...

Ciidamada Ammaanka degmada Wadajir ayaa gacanta ku dhigay iyaga iyo hubkoodaba laba nin oo toogasho ku dilay xaafadda Xaawo Taako ee degmadaasi Nabadoon lagu magacaabi jiray Nd. Hilowle Xaafow, xilli...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

View Article

Ciidamada Mareykanka oo duqeyn u geystay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab.

Ciidamada   Sida GaarKa ah u tababaran   Ee  Maraykanka  ayaa duqayn  ka  gaystay   tuulada  yuunbis   ee  Gobolka  Shabeelada  Hoose. Wararka ayaa  Sheegaya in halkaasi ay Saldhig  weyn u ahayd...

View Article

Maamulka Degmada Kaxda oo hirgeliyay waddooyin horleh

Degmada  Kaxda   ee  Gobolka  Banaadir ayaa waxaa ka socday mudooyinkii la soo dhaafay  dadaalo lagu furayo  wadooyin horleh iyo dayactirka wadooyin burbursanaa  oo  caqabad  ku ahaa  dadka iyo...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live