Dhulgariir xoogan oo markale ka dhacay Dalka Talyaaniga.
Dhulgariir hor leh ayaa mar kale ku dhuftay bartamaha dalka talyaaniga, kaas oo xooggiisa laga dareemay magaalada caasimadda ah ee Rome Dhulgariirkaasi ayaa lagu soo warramayaa in uu dhamaa cabbirkiisa...
View ArticleTaxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta...
Dhalashadii Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dhismihii Golihii Sharcidejinta Soomaaliya. Gobolladii Woqooyi Dalka Soomaaliyeed ee loo yiqiin “British Somaliland” oomadaxbannanidiisa helay 26-ka...
View ArticleWasiirka Maaliyada Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka furay shir looga hadlayo...
Wasiirka Maaliyada Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay shir looga hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Koonfur Galbeed ee dalka. Kulanka looga arinsinaayey Kobcinta Ganacsiga iyo dhaqaalaha...
View ArticleKooxda LLPP Jeenyo oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud
Kulan kama dambeysta ah ee koobka Jarenaal Daa’uud oo galabta wada cayaareen Naadiyada LLPP Jeenyo iyo Banadir ayaa waxaa ka soo qeybgalay taageerayaal aad u fara badan, mas’uulayiin ka tirsan...
View ArticleMarwada Madaxweynaha dalka oo xariga ka jartay xarun Hobollada Waaberi ay ku...
Munaasabadan xariga ay uga jareysay Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar xaruntii Hanuuninta dadweynaha ee Hobolada Qaranka ay ku diyaarin jireen barnaamijyada wacyi gelinta bulshada oo...
View ArticleHaweeyney Ajnabi ah oo ay soo badbaadiyeen ciidanka Nabad sugidda oo lagu soo...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo badbaadiyeen. Ciidanka ayaa xalay hawlgal ay ka fuliyeen...
View ArticleDawladaha Jabuuti iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya horumarinta Dekedaha.
Maamulayaaha Dekedaha labada dal Jabuuti iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiis dhigaya inay iska kaashadaan horumarinta Ganacsiga Badda ee Dekedahooda. Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka ee...
View ArticleKulan lagu taageerayay xaqiijinta qoondada haweenka oo lagu qabtay Kismaayo
Kulankan lagu taageerayay sidii loo xaqiijin lahaa Qoondada haweenka ee ka qeybgalka siyaasada Soomaaliya ayna ka qeybgaleen Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka, kuwa Dowlad-goboleedka Jubbaland,...
View ArticleWafdi ka socda dowladda oo maanta gaaray magaalada Xudur
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad ilaalinta ee...
View ArticleDiiwaangelinta Ergooyinka oo laga billaabay Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilaabatay diiwaangalinta iyo sharciyaynta ergooyinka ansixinaya xildhibaanada baarlamanka soo socda. Ergooyinkaasi ayaa lagu...
View ArticleMaleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo lagu dilay howlgal ay ciidamadu ka fuliyeen...
Sideed ka tirsan Maleeshiyadda Kooxda Al-shabaab ayaa la dilay tiro intaasi ka badanna waa lagu dhaawacay kaddib dagaal ka dhacay deegaanka Goof Guddud ee Gobolka Baay oo ay isaga hor yimaadeen...
View ArticleHaweeneydi Kenyaatiga aheyd oo maanta lagu wareejiyay safaaradda Kenya
Haweeney u dhalatay Kenya oo Habeen hore ay hawlgal ku soo furteen Ciidanka Nabadsugidda Qaranku ee NISA ayaa maanta Maamul- goboleedka Galmudug ku wareejiyay Danjire ku xigeenka Dawladda Kenya u jooga...
View ArticleXildhibaano iyo Madax kale oo deeq gaarsiiyay Degmada Xudur
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad ilaalinta ee...
View ArticleQunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo dhar iyo tikidho gaarsiiyay...
Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo tikidho gaarsiiyay maxaabiis Soomaaliyeed oo dhameystay xabsiyo u dhaxeeya 9 ilaa iyo 8 sano. Maxaabiistan oo...
View ArticleXeer Ilaaliyaha Qaranka: “Kun Laba boqol iyo Labaatan qof ayaa waxa ay ku...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in maxaabiis ka badan Kun Soomaali ah ay ku jiranyihiin xabsiyo ku yaala 22 dal oo ku yaala caalamka. Dr. Axmed Cali Daahir ayaa...
View ArticleArday heshay deeq waxbarasho oo maanta ka dhooftay Dalka +Sawirro
Boqol Arday oo deeq Waxbarasho ka heshay Wadanka Suudaan ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ardaydaasi oo ay Deeq waxbarasho u fidisay Dawladda Suudan...
View Article