Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Gudoomiyaha gobolka Sh/Hoose oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka...

Barnaamijka kulabka todobaadka ee ka baxa radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahin Aadan Cali “Najax” isagoo si faah faahsan uga hadlay...

View Article


R/wasaare ku-xigeenka dalka oo tacsi u diray dowladda Qadar+Sawirro

R/wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa saxiixay buugga Tacsida ee Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khalifa Bin Xamad Al Taani oo uu Alle uga baryay...

View Article


Boqortooyada Sacuudiga oo sheegtay in gantaal nooca riddada dheer lagu soo...

Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku eedeeysay dagaalyahanada Xuutiyiinta ee Yemen in ay gantaal nooca riddada dheer ah ku soo rideen dhanka magaalada barakeysan ee Makka. Wakaaladda wararka u faafisa...

View Article

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo kulan la qaatay ku-xigeenka madaxa USAID iyo...

R/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarga...

View Article

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959kii-2012 “Qeybta 1aad”…AKHRISO

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin bilaabi doonaa baahinta qoraalka Taxanaha Taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilaabo 1959kii – 2012 kaasi oo hada laga sii daayo Telefishinka...

View Article


Warbixin ka hadlaysa daruufaha noolaleed ee haysta derbajiifta magaalada...

Inkastoo ay sahalantahay kudhawaaqista Ururo magacyadooda iyo halkudhigoodu ka turjamayo daryeelida iyo wax uqabashada darbijiifta ayaa hadana waxaa indhaha laga qarsan karin daruufaha adag oo ay...

View Article

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

View Article

Madaxweynaha Puntland oo furay kalfadhiga 38aad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta furay kal fadhigi 38aad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, isagoo halkaasi ka jeediyay khudbad uu kaga hadlayay...

View Article


Dibad bax ka dhanka ah dilalka qorsheysan oo ka dhacay magaalada Caabudwaaq...

Dibad bax ay soo agaasimeen bahda Waxbarashada oo  lagu diidan yahay dilalka qorshaysan ee loogu gaysanayo Degmada  dadka indhaha u ah bulshada ayaa lagu qabtay garoonka Kubadda cagta ee Roobda’ay  ee...

View Article


Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay gantaalada Xuutiyiinta ay ku ridayaan...

War Saxaafadeed Waxa aanu si walaac ku jirto ula soconnaa xaaladaha halista ah ee ka jira Yemen, waxa aanu cambaareyneynaa maleeshiyooyinka Xuuthiyiinta oo gantaal balaastiko ah ku ganay deegaan ka...

View Article

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo...

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa baaq nabadeed u diray Madaxda dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland, isla markaana ka codsaday in si sharuud la’aan ay ku joojiyaan xisadaha coladeed ee ka taagan...

View Article

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle oo maanta yeeshay kulankoodii ugu...

Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Baarlamaanka Hirshabeelle oo dhawaan ku guuleystay in...

View Article

Taliyaha Asluubta “Waxaa naga go’an in dhammaan Xabsiyada Dalka aan ka...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ,oo ay wehliyeen ku Xiggeenadiisa iyo Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar G/sare Maxamed Cumar Xirsiile ayaa booqday  halka uu...

View Article


Faallo: Dareenka Shabaab iyo Doorashooyinka Soomaaliya

Soomaaliya waxaa si hab sami leh uga socda doorashooyin Qaran, kuwaas oo ka dhacay magaalooyin kala duwan oo ka tirsan Dalka, iyadoo ay kumanaan Qof uga qayb qaadanayaan qaabab kala duwan....

View Article

Faallo: Fahamka qaldan ee xoriyadda Saxaafadda Soomaaliya

Marka aan siddan leeyahay ujeedadu ma’aha in aan weerar ku ah Warbaahinta madaxabannaan, laakiin ujeedada aan ka leeyahay Qormadan waa laga soo bilaabo anniga oo ah qoraha maqaalka ilaa qofka ugu...

View Article


Madaxweynaha oo ka qeyb galay xaflad lagu weynayo xuska 93 guurada...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degayay 93 guuradii ka soo wareegtay markii shacabka turkiga ay sameysteen Jamhuuriyad kadib kacdoon...

View Article

Madaxweynaha oo dowladda iyo shacabka Turkiga ugu hambalyeeyay maalinta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta qaranimada jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho. Munaasabada oo si heer sare ah loo soo...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

View Article

Dadka reer Ivory Coast oo maanta u dareeraya goobaha cod bixinta.

Dadka reer Ivory Coast ayaa maanta u dareeraya goobaha cod bixinta, si afti loogu qaadao Dastuurka cusub ee uu yeelanayo dalka Ivory Coast. Madaxweeynah dalka Ivory Coast Alsan Wataara ayaa ku...

View Article

Milishiyaadka Shiicada ee Waddanka Ciraaq oo aag dagaal oo cusub ku furan...

Milishiyaadka Shiicada ee Waddanka Ciraaq ayaa sheegay in ay ka bilaabeen weerar  Galbeedka magaalada Mousel, iyaga oo furay marin  kale oo looga saarayo  kooxda isku magacawday Daacish, magaalada...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live