Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Warbixin ka hadlaysa daruufaha noolaleed ee haysta derbajiifta magaalada Baydhabo “Dhageyso”

$
0
0
Inkastoo ay sahalantahay kudhawaaqista Ururo magacyadooda iyo halkudhigoodu ka turjamayo daryeelida iyo wax uqabashada darbijiifta ayaa hadana waxaa indhaha laga qarsan karin daruufaha adag oo ay wehliyaan baahiyaha noolaleed ee haysta Derbijiifta magaalada Baydhabo In kastoo dhalintan ay kala simanyihiin  daruufaha ahaysta  darbijiifta kale ee kunool magaalooyinka kale ee waaweyn ayaa hadana kuwan waxaa u siidheer  halitaan la’aanta Xaruumo lagu xanaaneeyo  iyo fursado Waxabarasho oo bilaash ah Xiligu Waa afar sac Habeenimo Wakhtiga geeska afrika  Waaxaana Goobtan oo Dhoortalaabo Ujirta Afar irdoodka magaalada Baydhabo aan kulakulmay Carruur aad u yer yer isla markaasina isticmaalaya doroogada Mida ugu saameentabadan oo ay kamid tahay Koolada Dar dheer oo laamiga saaran hoostiisa ayaa carruurtan hooy u ah, waxaa sidii roobka uda’aya qabow, balsee iyagu waxaa iila muuqadeen Kuwa sidhaw ugu bartay dhaxanta, Halkan ka dhageyso Warbixinta oo dhameystiran

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles