Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gudoomiyaha gobolka Sh/Hoose oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka+Dhageyso

$
0
0
Barnaamijka kulabka todobaadka ee ka baxa radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahin Aadan Cali “Najax” isagoo si faah faahsan uga hadlay xaaladda guud ee gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan dhinacyada ammaanka, nolosha dadka, Horumarka, waxbarashada iyo guud ahaan dhibaatooyinka at maleeshiyaadka Shabaab ku hayaan bulshada gobolkaasi. Halkan hoose ka dhageyso  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles