Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Waasiir Maareeye “Dowladdu waxa ay ku howlantahay inay sharciga horkeento cidkasta oo tacadi u geysta suxuyiinta Soomaaliyeed”

$
0
0
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee ee la dagaalanka la nolaanshiyaha dambi laga galay Weriyeyaasha, iyadoo uu Wasiirku arrintan ka soo saaray Warsaxaafadeeed. Lifaaqa Hoose ka eeg, warbixinta. international Impunity Day

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles