Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 5aad”...

Doorashada Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeennada Guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacbiga – 1964 Kulankii koowaad ee Golaha Cusub waxaa la qabtay 26th Maajo 1964, ajenda ugu horraysayna waxay ahayd...

View Article


Col. Bishaar: “Howlgal ay fulinayaan ciidamo isku dhaf ah ayaa ka...

Taliyaha qaybta boliska gobolka Banaadir  Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in howlgal ay ka wada qeybqaadanayaan qeybaha ciidamada uu ka bilabanayo magaalada Muqdisho kaasoo lagu adkeynayo...

View Article


Madaxweynaha oo waraaqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Midowga...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga uga guddoomay  Verinoque Lorenzo oo uu Midowga Yurub u soo magcaabay safiirkooda...

View Article

Haweeneeydii Kenyaanka aheyd oo dib ula midowday qoyskeeda

Haweeneeydii Kenyaanka aheyd Loise Njoki ayaa mar kale dib ula midoowday Qoyskeedii, kadib markii muddo laba sano ah ay koox burcad badeed ahi ku haysteen Bartamaha Soomaaliya. Mrs: Loise Njoki ayaa...

View Article

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

View Article


Shirka Ganacsiga ee Turkey iyo wadamada Qaaradda Africa oo ka furmay...

Waxaa ka Furmay dalka Turkiga shirka Ganacsiga ee wadamada Qaarada Africa iyo Turkiga, shirka oo ay ka soo qayb galeen 48 dal oo ka kala socday dhamaan Qaarada Africa, iyo African Union, Waxaa dowlada...

View Article

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 6aad”...

Doorashooyinka Golaha Sharcidejinta 4-aad ee Qaranka 26 Maarso 1969: Dorashooyinkan la qabtay bishii Maarso 1969, waa doorashadii 3-aad uguna dambaysay Soomaliya oo dadweynuhu si toos ah u doorto...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article


Xilliga la qabanayo doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabeelle oo la...

Madaxweynaha maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in doorashada xubnaha Aqalka sare u matalaya maamulkaasi la dooran doono Maalinta Axadda ah oo ay Taariikhdu ku beegan...

View Article


Duqa Muqdisho oo ka hadlay waxqabadka maamulkiisa+Dhageyso

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlay waxqabadka...

View Article

Micheal Keating oo soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen maamullada Puntland iyo...

  Wakiilka Qaramada Midoobeey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed oo ay kala saxiixdeen madaxda maamullada Puntland iyo Galmudug. Keating ayaa labada madaxweyne...

View Article

Xaaladda degmada Cabuudwaaq oo maanta deggan+Dhageyso

Magaalada Cabuudwaaq oo shalay uu ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka deggan. C/kariin Axmed Bulxan oo ah wariyaha warbaahinta Qaranka uga soo warama degmada Cabuudwaaq...

View Article

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 7aad”...

Casharrada laga bartay xilligan waxaa ka mid aha, in musharraxiinta intii doorashada xildhibaannimada ku guuleysatay waxay badankood haddiiba ku biireen Xisbiga aqlabiyadda helayee SYL, astaanta...

View Article


Maamul Goboleedka Hirshabeelle oo goor-dhow soo saaray Liiska Musharixiinta u...

Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose Ka Akhriso:- 1-Xasan Axmed Haaruun iyo...

View Article

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

View Article


Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Xeer  ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud; Bashiir Maxamed Jaamac iyo...

View Article

Howlo lagu dayactirayo waddooyinka burbursan oo ka billowday magaalada Baydhaboo

Maamulka Gobolka Baay ayaa gudaha magaalada ka bilaabay howlo lagu dayactirayo wadooyinka muhiimka ah ee burbursan ee dhex mara magaalada Baydhabo Wadooyinka uu dhismaha ka socdo ayaa ah kuwo aan helin...

View Article


Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabatay Garoowe iyo mudanihii ugu horeeyay...

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 05 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article

Shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar oo mushaarkooda ku bixinaya dib u dhiska...

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil ah mushaaraadkooda ugu deeqeen in ay uga qayb-qaataan Dhismaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live