Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Ciidamada dowladda oo howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay tuulooyin hoos...

Howlgalkan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) ayaa ciidamada Dowladda ee NISA iyo Booliiska oo kaashanaya kuwa AMISOM waxay ka sameeyeen Tuulooyinka...

View Article


Garoowe: Akhriso magacyada qaar ka mid ah xubnaha Aqalka Hoose oo la doortay

Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa ka billaabatay doorashada xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub, iyadoo wejiga 1-aad ee doorashadaasi loo qorsheeyey in maanta la doorto...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta Dowlad Goboleedka Puntland....

View Article

DHageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article

Xarun lagu xanaaneeyo agoonta oo laga hirgelinayo Cabuudwaaq+Sawirro

Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi iyo Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada  Galmudug Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame  ayaa si wada jir ah maanta u dhagax dhigay Kuleej  loogu tala...

View Article


Shabaab oo sumeeyay ceelal ku yaala deegaanka Ceel-baraf ee G/Sh/Dhexe

Dadka deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay iney ka war heleen maleeshiyada Al-shabaab xalay iney sumeeyeen Ceelashii ay Biyaha ka cabi jireen dadka halkaasi ku nool. Dadka...

View Article

Wararkii ugu danbeeyay Qaraxii Cawa ka dhacay Taalada Sayidka+Sawirro

Gaari  waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa Naftii hallige ka tirsan Shabaab la beegsaday bar koontarool oo ay ciidammada dowladda ku leeyihiin Talaada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Taliyaha Qeybta...

View Article

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

View Article


Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...

View Article


Dadka Ceel Baraf ku nool oo xaalado beni’aadanimo ka cabanaya

Dadka ku dhaqan magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellahe Dhexe ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo oo la soo daristay, kadib markii dadka intooda badan ay magaalada isaga qaxeen. Qaar ka mid ah...

View Article

Howlgallo lagu sugayo amniga oo laga fuliyay duleedka Baladweyne

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo nabadsugid ah oo lagu xaqiijinaayo ammaanka ka fuliyay deegaanada duleedka ah ee magaalada Baladweyn oo  xarun gobolka Hiiraan. Howlgalladaan ay ku dhaqaaqeen...

View Article

Shirkadda IMT oo ka warbixisay howlaha ay ka caawiyaan dowladda Hoose ee...

Shirkadda Intifaac oo ah shirkad ka shaqeysa arrimaha qaadista canshuuraha dhulalka iyo guryaha oo ay gacan ku siiyaan howlwadeenada dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka warbixisay howlaha u qabsoomay...

View Article

Xarun ay ku shaqeynayaan Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta oo laga hirgelinayo...

Xaruntan oo noqondoonta meel ay ku shaqeeyaan maxkamadaha iyo xeer ilaalinta, dadka maxkamaduhu xukumaana lagu hayndoono ayaa laga hirgalinayaa galbeedka magaalada Cadaado, waxaana maanta waxaa si wada...

View Article


Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose oo kulamo la qaatay saraakiil ku sugan...

Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan magaalada Shalaanbood ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kulamo la qaatay Maamulka, saraakiisha...

View Article

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo dhagax dhigay Xabsiga dhexe ee Hiiraan si dib...

Guddomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu maanta dhegax dhigay xabsiga dhexe  ee gobolka Hiiraan oo dib u dhis lagu samaynayo, kaasi oo ay iska kaashanayaan maamulka iyo bulshada...

View Article


Maxaa hortaagan oofinta ballantii kaalmooyinka dhaqaale ee loo qorsheeyay...

Beesha caalamka oo ka duulaya burburkii dhinaca xukuumadda ee soo gaaray dalka Soomaaliya,waxa ay dhowr iyo labbaatankii sano ee u dambeeyay ay kaalin firfircoon ka geysteen soo nooleynta adeegyadii...

View Article

Gudoomiyaha Baarlamanka F. S. oo saaka gaaray Baydhabo

Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS mudane  Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa saaka gaaray magaalada Baydhabo ee xunta gobolka Baay halkaasi oo ay ka bilaabanayso  doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka...

View Article


Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

View Article

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo beri ka bilabaneysa Beydhabo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed, Mudane C/qaadir Shariif Sheekhunaa ayaa shaaca ka qaaday in maalinimada beri ah ay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay ka bilaabaneyso...

View Article

R.Wasaare Sharma’arke “Waxaan Madaxda Puntland iyo Galmudug isku afgaranay in...

Ra’isul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo kulan qadka  teleefonka kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland  iyo Galmudug ayaa sheegay inay isku...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live