Madaxda Maxkamadaha Ciidamada Qalabka Sida oo faah faahin ka bixiyay socdaal...
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur “Shuute” oo maanta Xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa...
View ArticleTaxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 8aad”...
Laga bilaabo 21 Oktoobar 1969 markii ay saacaddu ahayd 03:00 habeennimo waxay CQS caddeeyeen in ay laaleen Dastuurka iyo dhamaan awoodihii dawladda oo Dastuurku bixiyey. Kuwaas oo ay ka mid yihiin...
View ArticleDoorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo Barri ah ka billaaban doonta Kismaayo iyo...
Afhayeenka guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Mudane Maxamed Keynaan oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in doorashada xubnaha golaha shacabka ay maalinta barri ah ka billaaban...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleDoorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba
Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa saakay waxaa ka soconaya diyaargarowga la xiriira doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ammaanka magaalooyinkaasina si weyn loo...
View ArticleDoorashada madaxtinimada Mareykanka oo maanta bilaabaneysa
Musharraxiinta u taagan madaxtinimada dalka Mareykanka Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa ku guda jira saacidii ugu dambeeyey ee ololahooda doorashada. Labada musharrax ayaa khudbado ay jeediyeen si...
View ArticleAskari ka tirsan ciidamada dowladda oo xukun dil ah lagu riday
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa saakay xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa ciidanka daraawiishta ee dowlad-goboleedka Kaapnfur Galbeed, kaasoo nin shacab ah ku dilay...
View ArticleHillary Clinton oo afar dhibcood kaga horeysa Donald Trump
Labada mushrarx ee Xisbiyada Dimoqaraadiga iyo kan Jamhuuriga Hillary Clinton iyo Donald Trump ee u tartamaya Madaxtinimada Mareykanka ayaa la filayaa inay goor dhow soo gabagabeeyeen oloolahoda...
View ArticleAfhayeenka AMISOM oo sheegay in xaalad bani’aadanimo ay ka jirto Shabeellada...
Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in xaalad bani’aadanimo oo aad u liidato ay ka jirto deegaanka Numbar Konton ee gobolka Shabeellaha...
View ArticleDoorashada aqalka hoose oo si habsami ah uga socota Baydhaba iyo Kismaayo
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koofur-galbeed ayaa wali ka socota magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo iyadoo dhowr xildhibaanna...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya oo ah aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo...
View ArticleKismaayo iyo Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyay wajigii 1aad doorashada Aqalka...
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Koofur-galbeed Jubba-landa ee ka socotay Baydhabo iyo kismaayo qaybteedii 1aad ayaa la soo gabagabeeyay....
View ArticleTaxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 9aad”...
Afti Qaran 25 Agoosto 1979 oo lagu ansixiyey Dastuurka Jamhuuriyadda Demoqraadiga Soomaaliya Muddo 3 sano gudahood waxaa lagu sameeyey Dastuurkii 1979 oo loo diray in shacbigu afti qaran ku ansixiyo....
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo bogaadiiyey doorashooyinka ka bilowday Kismaayo...
Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka oo ka bilowday magaalooyinka...
View ArticleDoorashada Aqalka Hoose oo markale ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba
Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa maanlinkii labaad waxaa ka soconaya doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ammaanka magaalooyinkaasina si weyn loo adkeeyey....
View ArticleDanjire Maxamed Cabdi Afeey oo kormeeray Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab”SAWIRRO”
Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ee ku yaala Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxaa shalay kormeer shaqo ku tegay Ergayga gaarka ah ee Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga UNHCR ee u xil...
View ArticleDonald Trump oo ku guuleystay Xilka Madaxtinimo ee dalka Mareykanka
Donald Trump ayaa ku guuleystay Xilka Madaxtinimo ee dalka Mareykanka oo helay codad dhan 276- iyadoo laga rabay oo kaliya 270 cod, halka Hillary Clinton ay la timid 218. Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga...
View ArticleDoorashada Xubnaha Aqalka sare u matalaya Hirshabeelle oo ka socoto Jowhar
Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka bilaabatay Caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee magaalada Jowhar. Doorashada Aqalka sare ayaa waxaa ku...
View ArticleCismaan Axmed Macow iyo Dr Cismaan Maxamed Maxamuud Dufle oo ku guuleystay...
Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka socoto Caasimadda Maamul-goboleedka Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar. Doorashada Aqalka sare ayaa waxaa ku tartamaya...
View Article