Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya oo ah aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka bilaabatay magaalada Baydhabo ee xarunta KMGka ee maamulka Koonfur Galbeed. Sawir Qaade:- Baaba Cadnaan

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles