Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Hillary Clinton oo afar dhibcood kaga horeysa Donald Trump

$
0
0
Labada mushrarx  ee Xisbiyada Dimoqaraadiga iyo kan Jamhuuriga Hillary Clinton iyo Donald Trump  ee u tartamaya  Madaxtinimada Mareykanka ayaa la filayaa inay goor dhow soo gabagabeeyeen  oloolahoda wareegii ugu danbeeyay ee tartanka doorashada . Hellery Klinton ayaa la sheegay inay afar dhibbcood kaga horeysa musharaxa kale ee Xisbiga Jamhuuriga  Donald Trump. Rayi  ururintii  ugu danbeysay ee laga sameeyay Oloolaha doorashada Mareykanka ayaa sheegaysaa in  lagu qiyaasay tirada dadka Mareykanka ah ee codeeyay inay gaarayaan 44.9 milyan oo qof, marka laga reebo kuwa codadkooda ku soo diraya boostada  iyo meelo kale ee ka baxsan goobaha Doorashada.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles