Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo lacago ku wareejiyay maamulka Degmada Hodan

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta boqolkun oo dollar ku wareejiyay  maamulka Degmada Hodan iyo Guddigii ka shaqeeyay dib u...

View Article


Kismaayo: Lix Xildhibaan kale oo loo doortay aqalka Hoose

Wajiga labaad doorashooyinka Xildhibaanada aqalka hoose ee ka biloway  magaalada Kismaayo ayaa la soo gabagabeeyay goor dhow qeybtii hore, iyadoo ay ku guuleysteen illaa lix xildhibaan...

View Article


Madaxweyne Xasan oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ugu hambalyeeyay doorashada Xilka Madaxweyne ee loo doortay....

View Article

Aqriso Liiska Rasmiga ah ee Xubnaha Aqalka Sare ku matalaayo Hirshabeelle

Waxaa goor-dhawayd la soo gabagabeeyay codayntii doorashadda Xubnaha Hirshabeelle u matalaya aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ku guulaystay 8 Xubnood oo labo ka mid ah...

View Article

Xubno ka kala socda Golaha Abwaanada iyo Aqoonyahano oo gaaray Cadaado

Xubnahaan ka kala socda Gulaha abwaanada iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed kana soo anbabaxay Casimada Dalka ee muqdisho ayaa maanta Gaaray magalada Cadaado ,waxaana Garoonka ku soo dhaweyaya masuulyin...

View Article


Doorashada Aqalka hoose ee Galmudug oo Maanta ka dhacaysa Cadaado

Waxaa Magaalada Cadaado ee xarunta ku meel gaarka Galmudug ka soconaya qabanqaabada doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u Matali doona maamulkaasi Afarta Sano ee soo socota....

View Article

Madaxweynaha Hirshabeelle “waa guul taariikh ah in si wanaagsan loo soo...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlayey doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Jowhar ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay qaabka ay u dhacday doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee maamulka...

View Article

Ciidamada Amaanka oo howlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyey Magaalada...

Ciidamada amaanka ee  Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal xoog leh ka sameeyey deegaano hoos tago magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah xaafadaheeda. Howlgalkaasi ayaa waxaa lagu soo...

View Article


Bannaanbaxyo looga horjeedo Donald Trump oo ka socda Dalka Mareykanka.

Boqolaal ruux oo bannaanbaxaya ayaa isugu tegey Waddooyinka deegaanno dhowr ah ,kuwaasi oo ka horjeeda ama ka ashtakoonaya doorashooyinka uu ku guuleystay Donald Trump. Dad badan oo careysan ayaa ku...

View Article


Madaxweynaha oo qaabilay wasiirka Arrimaha Dibedda Burundi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wasiirka Arrimaha Dibedda iyo xiriirka Caalamiga ah ee dalka Burundi oo soo gaaray Magaalada Muqdisho. Kulankan oo ka dhacay madaxtooyada...

View Article

Wejigii Saddexaad ee doorashooyinka Aqalka hoose Jubbaland oo Maanta lasoo...

Doorashada xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo Maalintii Saddexaad ka socoto Magalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta la soo doortay Toddoba Xubnood oo ka mid noqonaya Aqalka hoose....

View Article

Midowga Yurub oo DFS ka caawinaya bixinta Mushaaraadka Ciidanka Boliiska

Ergayga Midowga Yurub u qaabbilsan Dalka Soomaaliya, Ambassador Veronique Lorenzo, ayaa sheegtay inay 6,800 Boliis ah oo isugu jirta Rag iyo Haween ay Todobaadkan siin doonaan Mushaar heerkiisu...

View Article

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

WARKA DUHUR B10-11-2016

View Article


Daawo Sawirro: Galmudug oo lagu doortay Labo Xildhibaan oo kamid noqonaya...

Waxaa goordhaw magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Galmudug lagu doortay labo Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib doorasho goordhaw siyaabo...

View Article

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 10aad”...

Kordhinta muddada xilhaynta Golaha Shacabka iyo Dejintii Dastuurka 1990 Dhamaadkii sideetaankii waxaa aad usoo kordhay guuxa dadweynaha oo ay ku diidan xukunkii militeriga iyo nidaamkii halka xisbi...

View Article


Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Sh/Hoose

Howlgal qaatay  muddo saacado ah ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaliyed  waxa ay ka sameyen degaanka Ceel-abakar oo 15 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Baraawe ayaa waxaa lagu baacsanayay...

View Article

Taxanaha Taariikhda Doorashooyinka Soomaaliya 1959-2012 “Qeybta 12aad”...

Dejinta iyo ansixinta Dastuurka Agoosto 2012 – Dhisidda Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya – Ka bixiddii ku-meel-gaarnimada Taniyo 2008 waxaa lagu hawlanaa dejinta Dastuurka Jumhuuriyadda Federaalka...

View Article


Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 13-11-2016

View Article

Madaxweynaha JFS Oo La Kulmay Madaxda Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare...

View Article

Wejiga 2-aad ee doorashooyinka aqalka hoose oo la filayo in ay ka bilaawdaan...

Wejiga 2-aad doorashooyinka loogu tartamayo aqalka Hoose ee baarlamaanka soomaaliya  ayaa maanta la filayaa in ay dib uga bilowdaan magaalooyinka garoowe iyo cadaado oo ah caasimadaha dowlad...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live