Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxweyne Xasan oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Mareykanka

$
0
0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ugu hambalyeeyay doorashada Xilka Madaxweyne ee loo doortay. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu hambalyeeyay Donald Trump in uu noqdo Madaxweynihii 45aad ee dalka Mareykanka soo mara. Trump ayaa xilka kala wareegi doono Madaxweyne Obama oo haatan xafiiska jooga, wuxuuna helay 276 cod.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles