Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Shirka Ganacsiga ee Turkey iyo wadamada Qaaradda Africa oo ka furmay  Istanbul+Sawirro

$
0
0
Waxaa ka Furmay dalka Turkiga shirka Ganacsiga ee wadamada Qaarada Africa iyo Turkiga, shirka oo ay ka soo qayb galeen 48 dal oo ka kala socday dhamaan Qaarada Africa, iyo African Union, Waxaa dowlada Soomaliya uga qayb galay shirka Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS Eng, Cabdi rashiid Maxamed Axmed, iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga Safarada Soomaliya ee Dalka Turkiga, Yusuf Axmed Xasan,Jeego” iyo  Ruugta Ganacsiga Soomaliya iyo Ganacsato Soomaliyeed, furitaanka hore ee shirka ayaa waxaa ka hadlay Madaxweynaha dalka walaalaha nahay ee Turkiga, Recep Dayib Erdogan, iyo Madaxweynaha Dalka Chad, khudbada Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa hadaladiisa  waxaa  ku jiray  inay ka go’antahay dowladda Turkiga inay maalgashi dhankasta leh ay lawadagaan dhamaan wadamada Qaarada Africa. Shirka inta uu socday ayaa Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee DFS, waxaa Kulamo gaar gaar ah la yeeshay Ra’isul Wasaraha dalka Turkiga, Binali Yildirim, oo mahad celin balaaran usoo jeediyay Wasiirka Ganacsiga Soomaliya. Wuxuu xusay in Soomaaliya tahay xilligan waqtiga ay ku haboontahay in shirkadaha Turkiga ay maalgashi ku sameyetaan, Wasiirka Ganacsiga Soomaliya ayaa waxaa kaloo Kulan muhiim ah la Qaatay Wasiirka Dhaqaalaha dalka Turkiga, Mudane Nihat Zeybekci, oo ay kawada hadleen in la xoojio xiiriirka Ganacsiga ee ka dhaxeeya labada dowladood, Wasiirka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles