Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

John Kerry : waa taageeraynaa doorashada Soomaaliya

Wasaarada arimaha dibada dowladda Mareykanka ayaa markale sheegtay in ay taageereyso doorashada sanadkan la filayo in ay dalka ka dhacdo. War ka soo baxay xafiiska xoghayaha wasaaradda arrimaha dibadda...

View Article


Ra’iisul wasaaraha oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug...

View Article


Kulan lagu taageerayo shirka madasha Qaran iyo waqtiga Doorashada oo lagu...

Kulan looga doodayay habraaca qorshaha Federaalka iyo taageerada waqtiga loo asteeyay doorashada Madaxtinimada dalkeena in ay ka dhacdo oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka degmada oo ay gacan siinayaan...

View Article

Siminaar ku saabsan daryeelka Af-Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Kulan aqooneed aad u balaaran oo lagu baranayay daryeelka Af-Soomaaliga iyo kaalinta ay Hooyada  ka qaadan karto horumarinta Afka ayaa maanta lagu qabtey xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee magaalada...

View Article

Dawo Sawirrada: Furitaanka xarunta gabdhaha agoonta Boondheere ee sanad...

Xaflad lagu maamuusayay furitaanka xarunta agoonta gabdhaha Boondheere ee sanad dugsiyeedka 2016/17, iyo sanadguuradii Afaraad ee ka soo wareegtay aas aaskii xaruntaasi ayaa maanta lagu qabtay dhismaha...

View Article


Madaxweynaha JFS oo wafdi ka socda Jarmalka uga waramay hawlaha...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu horkacayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda...

View Article

Maamulka gobolka Sh/dhexe oo maanta dhagax dhigay iskuul laga dhisayo...

Deegaanka Kongo ee duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe oo ay ka jirto dhibaata dhanka waxbarashada ah ayaa manta waxa laga dhagax dhigay dhismaha islkuul ay wax bartaan dadka...

View Article

Erdogan iyo Putin oo Moscow ku kulmay

Madaxweynaha dalkaTurkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadal kula yeelan doona magaalada Moscow  madaxweynaha dalka Russia Vladimir Putin waxaana uu sheegay in uu doonayo in uu dib u soo celiyo...

View Article


Shirka Madasha wada tashiga oo goor dhow la soo gabagabeeyay lagana soo...

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh...

View Article


Galmudug oo laga Taageerayo Dhismaha Xabsiyada iyo Daryeelka maxaabiista...

Kulan looga hadlayay dhismaha xabsiyada iyo daryeelka maxaabiista ku xiran Xabsiyada Galmudug ayaa Maanta Talaado ah lagu qabtay magaalada galkacyo, kaasi oo ay wada yeesheen saraakiil ka socatay...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cumar ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka...

View Article

Taliyaha Ciidankan Boliiska oo Baydhabo tababar ugu soo xiray Ciidamo

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamudayaa maanta tababar usoo xiray Ciidamo booliis ah oo loo tababar Degmooyinka Gobolka Bakool

View Article

Xog hayaha guud ee QM ayaa soo dhaweeyay ku dawaaqida jad walka doorashada...

Xoghayaha g uud hay`ada qaramada midoobay ban ki-moon syaa soo dhaweeyay ku dawaaqida jad walka doorashada sanadkan 2016. Kaas oo ay ku cadahay in doorashada madaxweynaha ay dheceeyso dhamaadka bisha...

View Article


Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis

Madaxweyne Recep Tayip Erdogan  oo booqanaya dalka Ruushka ayaa heshiis la saxiixday dhiggiisa Ruushka Vladamir Putin, kaddib markii Madaxweynayaasha ay kulan xasaasi ah ku yeesheen  Magaalada St...

View Article

Sacuudiga oo soo iibsanaya Hub qiimahiisu dhan yahay $ 1.15 bilyan

Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka, ayaa ogolaatay in Boqortooyada Sacuudiga laga iibiyo hub casri ah oo qiimihiisu dhan yahay $ 1.15 bilyan   oo isugu jira 130 Dabaabadood, 20 Gawaarida Gaashaaman ee...

View Article


Daawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo Abu Dhabi kula kulmay saraakiil ka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal. Maxamed Adem Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga wadanka Imaaraadka Carabta ayaa kula kulmay Magaalada Abu Dhabi Saraakiil sare oo ka tirsan...

View Article

Bas u shaqeeynaya ciyaaraha Olombikada ee Rio de-Janeiro. oo xalay la xabadeeyay

Laba daaqadood oo muraayad ah ayaa bur-buray kaddib markii xalay kooxo hubaysan ay xabadeeyeen bas u adeegayay ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka soconaya caasimadda dalka Brazil ee Rio de-Janeiro....

View Article


Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar...

Wararka Ka imaanaya Dalka Suuriya ayaa sheega in ciidamada bishaar al-asad oo gacan ka helaya kuwa xisbulaah in ay weerar ku qaadeen dhowr goobood oo ay maamulaan mucaaradka oo ku yaala magaalda xalab...

View Article

Gudoomiyahii hore ee Gobolka oo loo magacaabay wasiiro Dowle ka mida Xukuumadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Miudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa oggolaadey soo jeedinta magacaabista Wasiiru Dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda, S/Guuto Xasan Maxamed Xuseen...

View Article

Madaxweyne Xasan iyo Wafdi uu hogamiyo oo u anbabaxay magaalada Jigjiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu gogaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,. Booqashada ay...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live