Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ciidmo  ka socda Xisbulah oo ka barbar dagaalamaya Bishaar Al-asad oo weerar ku qaaday magaalada Xalab.

$
0
0
Wararka Ka imaanaya Dalka Suuriya ayaa sheega in ciidamada bishaar al-asad oo gacan ka helaya kuwa xisbulaah in ay weerar ku qaadeen dhowr goobood oo ay maamulaan mucaaradka oo ku yaala magaalda xalab ee wadan ka Siiriya. Dowladu waxa ay sheegeysaa in dagaalkaasi ay halkaasi ku qaaday ay hor mar ka sameysay oo mucaaradka ay ka dur jisay dhowr goobood oo ka tir san magaalada xalab oo horay ay uqabsadeen. Hase ahaatee afayeen u hadlay mucaarad ka ayaa beeniyay warka ka soo baxay xukuumada. Waxa uuna sheegay in ay ku sugan yihiin saldhig yadooda magaalada xalab, Waxa uu sheegay in ay hormar ka sameyeen dagaladii ugu dambeyay oo ay la galeen xukuumada bishaar al-asad. Ilaa hada lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaal kaasi kooxaha mucaaradka ah iyo sidookale dowlada madaxweyne bishaar al-asad ku dhex maray gudaha wadan ka siriya gaarahaan magaalada xalab dhan keeda galbeedka. Mucaaradka ayaa umuuqday mudooyinkii dambe in ay hormar kasameynayaan dagaalka ay kula jiraan xukuumada madaxweyne bishaar al-asad. Sidoo kale mucaaradka ayaa dagaalada ay ku qadaan fariisimaha cidamada madaxweyne bishaar al-asad ay sababaan qasaaro soo gaara dadka ra yidka ah. Dhawaanayey eheed markii ay qaramada midoobay ugu baaqaday in dhinacyada ku dagaalamaya wadanka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles