Daawo Sawirrada: Shir looga hadlayay arrimaha doorashooyinka oo ka dhacay...
Shir looga hadlayay doorashooyinka lagu wado inay Soomaaliya ka dhacaan bilaha soo socda oo uu qabtay Mahcadka baarista ee Human Sciences Research Council,ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee...
View ArticleAqoon isweydaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo lagu qabtay...
Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay, bulshada rayidka ah, xubno ka socday Maamul goboleedyada iyo Mas’uuliyiin...
View ArticleAl-shabaab oo burburiyay isgaarsiinta deegaanka Lafey ee Kenya
Ragga hubeysan oo loo maleynaayo in ay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa weeraray isla markaana burburayay taawarkii ama anteenadii isgaarsiinta tuulada Fina oo hoosyimaado deegaanka...
View ArticleMadaxweynaha: Ciyaaraha waxay gacan ka geystaan dib u heshiisiinta iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in qabsoomidda cayaarihii dowlad goboleedyada ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ay...
View ArticleDaawo Sawirrada Dhalinyaro cusub oo waxbartay oo ku biiray ciidanka Booliiska...
Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo udub dhaxaad u ah sugidda amniga gudaha ee dalka ayaa muddooyinkan danbe ku tallaabsanayay horumarro dhinacyo badan leh tan iyo intii ka danbaysay markii loo...
View ArticleAqoonyahan C/casiis Amalo oo ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashtaan wadanka
Iyadoo wadanka uu ka jiro maalgashi fara badan oo bilicda magaalada muqdisho kor u qaaday ayaa waxaa bogaadiyay maalshiga lagu sameyanayo dalka Aqoonyahan C/casiis Xasan Amalo (Giyaajo) isagoo sheegay...
View ArticleBarack Obama oo ka qeybgalay shirka xisbiga Dimuquraadiga taageerayna Hillary...
Barack Obama madaxweynaha Mareykanka ayaa ka qeyb galay xalay shirka xisbiga Dimiquraaddiga, isagoo ka jeediyay khudbad taageero ah. Obama ayaa ugu horreyn tageero aan la soo koobi karin waxa uu u...
View ArticleGolaha wasiirada oo ka hadlay arrimaha samafalka iyo ciyaarihii maamul...
Muqdisho, 28 July 2016—Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, gaadiidka iyo...
View ArticleMadaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo xiray shirkii tacliinta sare “SAWIRO”
Muqdisho, 28th 2016….Maxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray shirka dib u eegista tacliinta sare ee dalalka colaadaha ka soo kabanaya oo ay Soomaaliya...
View ArticleWasaarrada Waxbarashada oo Shaacisay natiijadda Imtixaankii Dugisyada Sare e...
Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa natiijada Imtixaanka Qaran ee ay Wasaarradda Waxbarashada Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Qaaday Sanad Dugsiyeedka 2015-2016. Fadlan lifaaqa hoose kala deg....
View ArticleWasiirka Arrimaha Gudaha oo maanta furay shir looga hadlayo hindise...
Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax Maalmood waxaana looga hadlidoonaa Hindise...
View ArticleGanacsato Soomaali ah oo hantidooda lagu gubey koofur Afrika-Sawirro
Dukaamo ganacsi oo ay la haayeen muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu gubay dalka South Africa, kuwa Kalena waa lagu boobay xilli la isku diyaarinayo doorashada dowladaha hoose ee dalka South Africa....
View ArticleHillary Clinton oo aqbashay musharraxnimada xisbiga Dimuquraaddiga+Sawirro
Hillary Clinton ayaa xalay si rasmi ah u aqbashay in ay noqoto musharraxa xisbiga Demoqraaddig u matali doona doorashada madaxtinnimo ee Mareykanka ee dhici doonta bisha November. Waxa ay sheegtay in...
View ArticleBarnaamijka Kulanka todobaadka oo looga hadlay Afkaarta qaldan ee...
Barnaamijka kulanka Soomaaliya ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa maanta looga hadlay afkaarta gurracan ee kooxda Shabaab ay ku marin habaabiyaan dhallinyarada Soomaaliyeed gaar...
View ArticleHay’adda Ifraax Foundation oo Muqdisho ku qabatay dood ku saabsan dhibaatada...
Aqoon isweedaarsi ku saabsan joojinta gudniinka fircooniga ah oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Ifraax Foundation oo kaashanaysa wasaaradda haweenka Soomaaliya iyo hay’adda Orchid Project ayaa waxaa...
View ArticleDowladaha Kenya iyo China oo iska kaashanaya dhanka amniga
Dowladda Kenya waxaa ay xoojinaysaa xiriirka dhanka difaaca ee kala dhexeeya wadanka China si dowladda China ay Kenya ugu caawiso dagaalka ay kula jirto argagaxisada iyo burcadda badeedka, sidaa waxaa...
View ArticleMasar oo raashiin gargaar ah ku wareegisay Soomaaliya
Markabkan sida shixnada gargaar islamarkaana dadka Masar iyo dowladooda ay ugu tala galeen shacabka Soomaaliyeed ayaa shalay kusoo xirtay dekadda weyn ee Magaaladda Muqdisho waxaana saaran Todoba...
View ArticleWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay shirka iskaashiga...
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashigab Caalamiga Prof. Abdullahi Sheikh Ali (Qalloccow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirweynaha Iskaashiga Horumarinta dhaqaalaha ee...
View ArticleMadaxweyne Erdogan oo eedeeyay sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka
Madaxweyne Turkiga Erdogan ayaa sarkaal sare oo ka mid ah militariga Mareykanka ku eedeeyay in uu la jiro dadkii isku deyay inay dowladda afgembiyaan, laba todobaad ka hor. Eedeeynta Mr Erdogan, waxa...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 30 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View Article