Barnaamijka kulanka Soomaaliya ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa maanta looga hadlay afkaarta gurracan ee kooxda Shabaab ay ku marin habaabiyaan dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa isqarxiya. Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan wiil ka tirsanaa jiray Shabaab iyo mas’uuliyiin kale Halkan hoose ka dhageyso BAR KULANKA JIMCAHA -29-07-2016
↧