Daawo Sawirrada: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay Muqdisho
Ugu yaraan 3 ruux ayaa geeriyootay 10-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagu soo xiray walxaha qarxa la hordhigay goob maqaaxi ah oo ay ka cunteeyaan shacabka, taasi oo lagu magacaabo...
View ArticleCiidamada xoogga dalka oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howgallo ay ka sameeyeen degaanno hoos yimaada degmada Ceel buur kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab ayna ku dileen 7 ka tirsan Shabaab, iyagoo iminka ku guda jira...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleKuuriyada waqooyi oo sameeysay tijaabo kale
Dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay mishiin loogu talagalay in uu gantaalada riddada dheer gaarsiin karo qaaradda America. Wakaaladda wararka ee dalkaasi Kuuriyada waqooyi KCNA ayaa sheegtay in...
View ArticleWasaaradda waxbarashada oo markale u diyaar garowday qaadista imtixaan mid ah...
Shirkaan Jaraa’id ayaa ujeedkiisu ahaa u diyaargarowga Imtixaadka sanad dugsiyeedka 2015-2016 oo laga qaadi doono bartamaha iyo koofurta Soomaaliya. Agaasimaha Waaxda Dugsiyada gaarka ah ee Wasaaradda...
View ArticleMaamulka K/Galbeed oo dowladda F. S. ku bogaadiyay heshiiska ay la gashay...
Shir deg deg ah oo ay maanta yeesheey golaha wasiirrada ee maamulka Koofur Galbeed uuna shir gudoominayay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa looga hadlay dadaaladii uu R/wasaaraha...
View ArticleMadaxweynaha maamulka Puntland oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr .Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey oo maanta 9-April-2016-ka kasoo amba baxay magaalada Garoowe ayaa waxaa siweyn loogu soo...
View ArticleWasiirka caafimaadka oo qalab caafimaad ka guddoontay Ururka Soomaalida Finland
Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta qalab caafiamaad oo hal konteenar ah ka guddoontay ururka Soomaalida ee dalka Finland’ “Somali Finland Association”...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleXildhibaan Maryan Qaasim oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay dalka...
Guddoomiyaha gudiga dastuuurka ee Baarlmaanka Soomaaliya Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim oo ku sugan dalka Thailand ayaa waxaa kulan soo dhaweeyn ah u sameyay Jaalidda Soomaaliyeed ee ku sugan...
View ArticleDoorka Haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay
Kulan ay isugu yimaadeen ururrada haweenka ee ka jirta caasimadda, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayay doorka...
View ArticleCiidamada Kumaandooska oo howlgallo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka
Howlgalkan ay qaadeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbooyinka, iyadoo howlgalkii u dambeeyay uu dhacay xalay saqdii dhexe markii ay...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDaawo sawirrada madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada ee uu maanta Muqdisho ka furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleMaamulka Bari oo maanta la kulmay Odayaasha ka soo jeeda Koofurta...
Guddoomiye ku xigeenka gobolka Bari ahna ku simaha guddoomiyaha Axmed Cali Cirro oo ugu horreyn kulanka furay ayaa sheegay in dadka gobolkan ku nool ee ka soo jeeda koofurta Soomaaliya ay yihiin...
View ArticleDayactirka waddo muhiim ah oo maanta Baydhabo laga billaabay+Sawirro
Guddoomiyaha gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta siwadajir ah u dhagaxdhigay Wadddo muhiim u ah marinka gaadiidka xamuulka qaada ee isticmaala gudaha magaalada baydhabo taas oo dib u...
View ArticleArday ka qalin jabisay Jaamacadda Hope oo shahaadooyin la gudoonsiiyay-Sawirro
Ardaydan oo tiro ahaan ku dhowaa 300 ayaa kala ahaa Bachelor-ka iyo Master degree ayaa ka qalin jabiyay Jaamacada Hope oo kaashanaysa jaamacadda Kampala, ayaa maanta xafladii loo qabtay waxaa ka...
View ArticleXasan Xanafi oo la toogtay SAWIRO
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka shan wariye oo ay ku jiraan Sheekh Nuur Maxmed Abkey, Tifaftirahii...
View ArticleMadaxweynaha oo furey kalfadhiga 8 aad ee baarlamaanka
Kal fadhiga 8 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya oo dastuuriyan u leh in uu furo kalfadhi kasta...
View Article