Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne

Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay saddex kale waa ay ku dhaaeacmeen kadib markii gaari nuuca Nooh loo yaqaan la dhigay goob maqaaxi ah oo ku taala dhabarka dambe ee xarunta dowladda Hoose ee Xamar,...

View Article


In ka badan 50 Al-shabab ah oo lagu diley Galgaduud

Taliyaha qeybta bariga gobolka Galgaduud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaashaanle sare Axmed Maxamed Tareedisho, la hadlay Radio-Muqdisho ayaa sheegay in kaddib howlgal ay ciidanka xoogga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madxafkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo Mareykan laga furey+Sawirro

Madxafkii ugu horeeyey oo lagu keydiyo in ka badan 700 oo shey oo ay Soomaalida leedahay ayaa waxa uu ku yaalaa Magaalada Minnepolis ee Gobolka Minnesota halkaasi oo ay ku nool yihiin Soomaalida ugu...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo si buuxda ula wareegay deegaanka BudBud ee...

Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo ay wehliyaan kuwa AMISOM ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Bud Bud oo ka tirsan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Ciidamadan oo aad u hubeysan ayaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: ‘’Xildhibaannada waxaan ka codsanayaa in kalfadhigan 8-aad ay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay Kalfadhigii 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir looga hadlayay ilaalinta hantida maalgashadayaasha Soomaaliya oo lagu...

Shirkani oo ay soo qaban qaabiyeen xafiiska R/wasaaraha iyo wasaradda Caddaaladda isla markaana uu gacan ka geysatay bangiga aduunka ayaa waxaa looga hadlaya arrimo dhowr ah oo ku saabsan sidii...

View Article

Dhageyso sida gobollada dalka ay uga socoto xuska maalinta ciidanka xoogga dalka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinaya sida gobollada dalka looga xusayo sanad guurada 56aad ee ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka oo ku began 12-ka April ee...

View Article


Shirka madasha watashiga Qaran oo laga soo saaray qodobo dhowr ah

Shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay ayaa la isku raacay in la dhiso labo guddi doorasho oo midkood yahay heer Qaran, halka mid kale uu noqonayo heer gobol, waxaana xulista...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warmurtiyeedka ka soo baxay shirka madashad wadatashiga Qaranka oo la soo gabo gabeeyay, kaasi oo la isku raacay in la dhiso labo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhismaha Wakaaladda Hindisaha oo meel gabo gabo ah mareysa “SAWIRRO”

Dhismaha wakaalada Hindisaha Soomaaliyeed oo dib u dhis ay ku sameysay Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya oo kaashaneysa  bulshada qaybahooda kala duwan ayaa waxa uu hadda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska 12-ka April oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga “SAWIRRO”

Munaasabadan loogu dabaal degayay 56 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xuska maalinta CXD Soomaaliyeed oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

Ciimada xoogga dalka Qeybtooda 21-aad ee ku sugan magaalada Cadaado ayaa maanta waxa ay dhinacooda sameeyeen munaasabad ay ku waynaynayaan  12-ka April oo kuna beegan 56-sano guuradii ka soo wareegtay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo u hambalyaysay CXD Soomaaliyeed-Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ayaa hambalyo ku aaddan xuska sanadguurada aasaaska ciidanka xoogga dalka u dirtay dhammaan saraakiisha iyo ciidamada XDS. Danjiraha dowladda Soomaaliya u...

View Article

Fanaanada Marwo Cabdi oo caawa ku geeriyootay Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo kamid aheyd fanaaniinta hobalada qaranka ee Waaberi sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyay agaasimha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: ‘’Waxaa naga go’an fulinta qodobada muhiimka ah ee ku xusan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u soo xiray Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada oo magaalada Muqdisho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha: ‘’Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waa laf dhabarka dib u...

Muqdisho, April 12, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada 56-aad ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haween Soomaaliyeed oo gurmad beni’aadanimo gaarsiiyay qoysas ay saameysay...

Iyadoo ay isa soo tarayaan gurmadka la gaarsiinayo dadka ay saameeyeen abaaraha iyo biyo yarida ka jirta deegaanno ka tirsan goballada Mudug iyo Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa qaar ka mid...

View Article

Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed oo shaaciyay in todobaadyada soo socda la...

Maamulka  Koonfur  Galbeed  Soomaaliya  ayaa  sheegay  in todobaadyada soo socda laga xorayn doono maleeshiyaadka Al-Shabaab meelaha fara ku tiriska ah ay kaga   suganyihiin Gobolka Baay,  xilli...

View Article

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo kulamo kula qaatay Baraawe...

Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa laga dareemaya horumar  dhinacyada bulshada ah, kaddib markii dadaallo lagu xoojinayo ammaanka ay sameeyeen ciidamada oo gacan ka helaya qaybaha...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live