R/wasaare Xasan Kheyre oo Dad weyne Badan la dukaday Salaad Roob Doon ah...
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wasiirka wasaaradda Diinta iyo Owqaafta C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Gudoomiyaha Gobalka...
View ArticleRaysul Wasaare Khayre oo qadka telefoonka uga qayb galay xaflad lagu...
Xafladdan oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan ayaa waxaa kasoo qayb galay boqolaal isugu jira arday, iyo jaaliyad kuwaas oo muujiyay xafladda inta ay socotay in taageersan...
View ArticleMudanayaasha aqalka sare oo maanta kulmay
Kalfadhigan 1-aad kulankiisa 9-aad ee aqalka sare waxaa maanta soo xaadiray 35 xildhibaan ajanduhu waxa uu ahaa ansixinta qorista shaqaalaha aqalka sare, qaybinta xeer hoosaadka aqalka sare iyo...
View ArticleNATO oo ka hadashay haddii Scotland ka go’do UK
Xog-hayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Scotland aysan si degdeg ah ku noqon doonin xubin ka tirsan xubnaha ka midka ah xulufada milatariga Yurub. Isagoo ku sugan Brussels kana hadlaya...
View ArticleFaallo: Marxuum Jaamac Cali Ibraahim Maxaa Loo Dilay?
Waxaa Isniintii ku geeriyooday qaraxii ka dhacay nawaaxiga Hotel Wehliye, Marxuum Jaamac Cali Ibraahim oo isugu dhamaystay waxbarashadiisa heerka koowaad ee Jaamacadda, lahaana mustaqbal balse...
View ArticleIsbitaal cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Bandiiradleey “SAWIRRO”
Xilli ay jiraan baahiyo dhanka adeegyada caafimaadka oo ka jira deegaannada Gobalka Mudug kuwaasi oo sababa mararka qaar in daawo la’aan ay naftooda halis ugasho dad farabadan oo ku nool deegaanada...
View ArticleWasiir Diini oo kormeer ku tagey xarun lagu tababari doono Saraakiisha...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa kormeer ku tagey xarun ay u dhiseen Dawladda Turkigu Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku taalla deegaanka Jaziira ee...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Asluubta oo xarigga ka jaray xarun Caafimaad oo Xabsiga...
Arbaco 15-03-2017 —-Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa xarigga ka jaray Xarun Caafimaad oo Xabsiga dhexe ee Xamar laga hirgaliyey, waxaana xaruntan...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibedda Britian oo Muqdisho ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Faraamjo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Arrimaha Dibedda dowladda Britain oo ay ka wada hadleen Iskaashiga labada...
View ArticleWasaaradda Caafimaadka oo daah furtay talaalka ka hortaga Daacuun Caloolaha.
Munasabada lagu daahfurayey talaalka ka hortag cudurk dacuun caloolaha oo lagu qabtay isbitaalk Hooyadda iyo dhalaanka Banaadir,ayaa waxaa ka qeyb galay ma,suliinyin wasaarada caafimaadka ,wakiilka...
View ArticleMadaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo ka qeyb galay Xaflada xiritaanka...
Siminaarka oo socday muddo 6 cisho ah ayaa gabagabadiisa waxaa ka soo qeybgalay madaxweynaha maamulka Jubbaland, Guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland, safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya wadanka...
View ArticleMadaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Dowladda...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho Xoghaya arrimaha dibadda Dowladda Ingiriiska Boris Jonhson, iyagoo ka wada hadlay...
View ArticleQaar ka mid ah Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Koofur Afrika oo caqabad...
Jaaliyada Soomaalida ee ku nool gobolka Limpopo ee dhaca xadka wadanka South Africa uu la leeyahay Zimbabwe ayaa walaac xoogan ka muujiyay warqado digniin ah oo kasoo baxay schoolada dowlada South...
View ArticleSiminaar Ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo lagu qabtay deegaan ka tirsan Galmudug.
Iyadoo ay jiraan tacdiyo iyo xadgudbyo ka dhan ah xuquuqul insaanka taas loo geysto mararka qaar dad aan waxba galabsan ayaa waxaa Ceel Guula lagu qabtay maanta siminaar lagu baranayay sida loo...
View ArticleTiradda dadka abaaraha Kasoo barakacay ee Muqdisho soo gaaray oo sii kordheysa.
gobolada dalka Soomaaliya waxa ka jira abaara sameeyay dadka iyo duunyada iyada oo dadkuna ay intooda badan maalinba maalinka ka dambeysa ay ka soo barakacayaan deeganadooda iyaga oo imaanaya...
View ArticleKulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.
Kulan ay Magaaladda Muqdisho ku yeesheen haweenka ku jira labada aqal ee Barlamaanak Soomaaliya iyo masuuliyiinta safaarada Mareekanka ee Soomaaliya oo ay Hoiaaminaysay ku xigeenka safiirka Mareekanka...
View ArticleR/wasaare Xasan Cali Kheyrre oo la kulmay Shaqaalaha Xafiiska R/Wasaaraha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, wuxuna kala hadlay dar-dar gelinta howlaha...
View ArticleGuddiga Qaran ee Gurmadka abaaraha oo ka hadlay xaaladda abaarta ka jirta...
Guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha ayaa war-saxaadadeed ay soo saareen waxa ay uga hadleen Xaaladda Abaaraha ka jira Dalka. Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka. Xaaladda abaaraha ee ka jirta...
View ArticleMichael Keating oo la kulmay jaaliyadda Soomaalida Norwey+Sawirro
Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway, waxaana kulanka ku weheliyay ergeyga gaarka ah ee Norway u...
View Article