Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Siyaasadda oo lagu qabtay Muqdisho.

$
0
0
Kulan ay Magaaladda Muqdisho ku yeesheen haweenka ku jira labada aqal ee Barlamaanak Soomaaliya iyo masuuliyiinta safaarada Mareekanka ee Soomaaliya oo ay Hoiaaminaysay ku xigeenka safiirka Mareekanka ee Soomaaliya Lubna Khan ayaa diirada lagu saaray sidii haweenka ku jira barlamaanka federaalka Soomaaliya ay door muhiim ah ugu qaadan lahaayeen hormarinta haweenka Soomaaliyeed. Lubna Khan ku xigeenka safiirka Mareekanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku dhiira galinayaan haweenka la soo doortay ee ku jira aqalka sare iyo golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya sidi door Wadajir ah ugu qaadan lahaayeen arimaha haweenka iyo hormarintooda. “’U jeedka barnaamijkan waxa uu ahaa sidii aan u caawin laheen haweenka ku jira Barlamaanka Soomaaliya kuwaas oo laga soo doortay gobolada dalka  si ay u abuurtaan dalad midaysan oo ay ujeedada daladan haweenka barlkamaanka ku jira loo abuuraya ayaa ah inay si Wadajir ah u wajahaan arimaha muhiimka u ah hormarka haweenka marka laga hadlayo dhinaca Barlamaanka waxa ay aheen guul la taaban karo la gaaray marka loo eego haweenka ku jira barlamaanka ee laga soo doortay gobolada maantana wax ay aheed maalin xiiso badan oo an ka wada hadalnay arintaasi ayay tiri lubna Khan ku xigeenka safiirka Mareekanka ’’ Sanator Samzam Daahir Maxamuud, Senotor Muna Cumar [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles