Shirkadda NIKE oo soo bandhigtay xijaab dumarka ciyaartooyda Muslimka loogu...
Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado badan oo ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaata ciyaaraha...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqay toddobaad Alla bari iyo roob doon...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo”, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay Toddobaadkaan gudihiisa sameeyaan isu soo baxdyo Alle bari iyo Roob doon ah. Madaxweyne Farmaajo oo ay...
View ArticleShir looga hadlayay xoojinta iyo ballaarinta garsoorka dalka oo lagu qabtay...
Shir looga hadlayay hagaajinta adeegga garsoorka dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho. Shirkan oo bishii mar la qabto islamarkaana looga hadlo xoojinta adeegga Garsoorka dalka ayaa waxaa ka qeyb...
View ArticleMunaasabad lagu taageerayay madaxda sare ee dalka oo lagu qabtay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayo Dowladda cusub ee Soomaaliya ka dhalatay isla markaana dhaqaalo loogu uruurinayo shacabka Soomaaliyeed ee ku tabaaloobay abaarta ba’an ee ka...
View ArticleWasaaradda beeraha Soomaaliya oo sheegtay in shan malyan oo Soomaali ah ay...
Isagoo la hadlayay warbaahinta qaranka Soomaaliyeed ayuu ka hadlay arimo dhowr ah wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha Soomaaliya ahna mudane ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi casiis...
View ArticleXaflad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Kheyrre oo lagu...
Xaflad aad iyo aad loo soo agaasimay oo halku dhig looga dhigay “Taageero isbedel iyo taakuleynta dadka dhibban” lagu qabtay magaalada Paris ee Caasimada Dalka France. Xafladda ayaa aheyd mid si gooni...
View ArticleTaliyaha ciidanka XDS oo beeniyay warar sheegaya in uu shaqada iska casilay
Taliyaha ciidanka XDS S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa beeniyay oo waxba kama jiraan ku tilmaamay warar lagu faafiyay warbaahinta qaar oo lagu sheegay in uu iska casilay shaqada uu u hayo Qaranka....
View ArticleDeg Deg: Qarax Goor dhaw ka dhacay agagaarka Warshada Nacnaca ee Magaalada...
War iminka kusoo dhacay warqabadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayo in uu dhawaan Qarax ka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa sida la sheegay waxa uu ahaa gaari Hoomey ah oo...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WARKA-SUBAX-13.3.2017.mp3
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay dhawaan Doorashada...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane cali gacal Casir ayaa sheegay in ay dhawaan qabanaayaan doorashada madaxtinimada Maamul Goboleedka Galmudug oo uu dhawaan iska casilay Mudane C/kariin Guuleed....
View ArticleQarax Xoogan oo ka dhacay Agagaarka Hotel Weheliye ee Magaalada Muqdisho.
Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor waxa uu ka dhacay agagaarka Hotelka Weheliye ee Magaalada Muqdisho , qaraxaan ayaa sida la sheegay waxa uu sababay qasaaroyin kala duwan. Gudoomiyaha Degmadda...
View ArticleMaxamadda Ciidamada Qalabka Sidda oo Xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal...
Maxkamadda Darajadda koowaad ee ciidamadda Qalabka sidda ayaa Maanta Xukuno iskugu jira dil , Xabsi Ciidan iyo sii daysmo ku kala ridey 7 nin oo ku eedeysnaa iney ka danbeyeen Qaraxi 26-11naad ee...
View ArticleRa’iisul wasaaraha oo QM ka dalbaday in macluumaadka abaaraha la wadaagaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey xarunta isku xirka gurmadka Abaaraha u qaabilsan Qaramada Midoobay, wuxuuna...
View ArticleBarnaamij gaar ah oo ku saabsan Abaaraha iyo in la oogo salaad roob doon ah...
Barnaamij gaar ah oo ku saabsan in bulshada ay fuliso baaqi Madaxweynaha Soomaaliye Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ee aha In maalinta beri ah la oogo salaad roob doon ah, isla markaana...
View ArticleMadaxweynaha Hirshabeelle Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Xukuumadda “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa soo bandhigay qorshaha Xukuumadda ay ku shaqeyn doonto 2017-2020, kaddib Munaasabad Ka dhacday Magaalada Jowhar oo lagu...
View ArticleSalaad Roob doon ah oo Maanta laga tukanaayo Muqdisho iyo Goboladda Dalka.
Salaad roob doon ah oo Alle looga baryaayo in uu abaaraha ka dulqaado Goboladda dalka Soomaaliya ayaa saakay la filayaa in laga oogo Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gobolada Dalka. Salaadaan oo...
View ArticleQaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo xaalad nolol-xumo ka cabanaya
Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xerada Al-kharaj ee dalkaasi Yemen ayaa sheegay iney ku jiraan xaalad nololeed oo aad u xun. Qaxootigan oo u badan dumar iyo carruur badankooda ku dhashay xeradaasi...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WARKA-SUBAX-14.3.2017.mp3
View ArticleQaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen oo xaalad nolol-xumo ka cabanaya
Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xarada Al-kharaj ee dalkaasi Yemen ayaa ssheegay iney ku jiraan xaalad nololeed oo aad u xun. Qaxootigan oo u badan dumar iyo carruur badankooda ku dhashay xeradaasi...
View Article