Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Markab xamuul ah oo afduub loogu heystay xeebaha gobolka Bari oo la sii daayay

Markab xamuul ah oo ay afduub u heysteen dableey hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in la sii daayay fiidnimadii xalay. Odayaasha deegaanka Caluula ayaa sheegay in ay dableyda ku qanciyeen in ay sii...

View Article


Akadeemiyada Jen. Kaahiye oo lagu qabtay kulankii Khamiislaha ee ciidanka...

Waxaa Khamiistii shalay Akadeemiyada Jeneraal Kaahiye ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed lagu qabtay kulankii todobaadlaha ahaa. Cutubyo ka tirsan ciidanka booliiska ayaa halkaasi ku soo bandhigay...

View Article


Madaxa xafiiska Ganacsiga Safaaradda Soomaaliya ee Turkiga oo ka shaqeynaya...

Xoghayaha Guud ee Ruugta Ganacsiga Turkiga Cumar Bal iyo Madaxa Xafiiska Ganacsiga u qaabilsan Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa kulan ku saabsan horumarinta ganacsiga ku yeeshay Xarunta...

View Article

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Pretoria oo lacago ugu deeqay guddiga gurmadka...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Pretoria ee Caasimada Dalka South Africa ayaa Lacag ugu deeqday Dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen, ayada oo lacagtaana loo wakiishay Sheekh Nuur...

View Article

Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Cadan Axmed Suudaani oo ka hadlay doon...

Ugu yaraan 30 qof oo qaxooti Soomaali iyo ajaanib kale ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay xeebaha dalka Yemen kaddib markii gantaal lagu dhuftay dooni ay la socdeen. Qunsulka guud ee Soomaaliya u...

View Article


Malaysia oo gargaar daawo & cunto u soo diraysa Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in kaalmo dhaqaale ay ka heleen dalalka Malaysia iyo Indonesia, kadib shir lagu qabtay dalka Malaysia. Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare...

View Article

Soomaalida degan Dalka Suudaan oo sameystay Guddi gacan ka gaysta gurmadka...

Kulan ay isugu yimadeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sudan, dbplomasiyiin ka socotay safaaradda, salaadiin, aqoonyahano iyo waliba ganacsato ayaa waxaa  lagu doortay guddi heer Qaran oo ka qayb...

View Article

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay Madaxda...

Gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Muuse Faki ayaa goor dhow soo gaaray  magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya...

View Article


Howlwadeenno caafimaad oo gurmad u fidinaya bukaano uu soo ritay xanuunka...

Koox caafimaadka qaabilsan oo ka socda Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa howlo caafimaad ah oo ay ugu gurmanayan dadka uu soo ridanayo xanuunka shabunbiyoodka ah ka wada magaalada Xudur ee xarunta...

View Article


Dowladda Talyaaniga oo agab ku wareejisay maamulka Isbitaalka Xoogga dalka

Agabyadan oo isugu jirta dawooyin, Combiyuutero, qaboojiyeyaal iyo qalab kale ayaa maamulka Isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka waxa ay kala wareegeen saraakiisha ciidamada Talyaaniga ee qeybta ah...

View Article

Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan...

Tababbarkan oo soconaya muddo 3 maalmood isla markaana lagu baranaya Horumarinta Nabadda iyo isgaxgalka bulshada ayaa waxaa Degmada Hiliwaa loogu qabtay Boqol dhallinyaro oo ka kala yimid Lixda Waax ay...

View Article

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Meel Mariyey Qaraar Ku Aadan Gurmadka...

Xildhibaannada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey Qarraar ku aadan gurmadka Abaaraha Dalka kaasi oo mudooyinkan ay ka doodayeen Xildhibaannada Bilowga kulanka...

View Article

Soomaalida ku nool Norwey oo lacag u soo dirtay guddiga Qaran ee gurmadka...

Guddiga Ololaha Gurmadka Abaaraha Somalia ee magaalada Tromsø ayaa lacag dhan 5,070$ oo u dhiganta 41,235NOK usoo diray Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somalia iyadoo munaasabadda deeqdaasi lacageed...

View Article


Fursad Shaqo oo ay Gudiga shaqaalaha rayidka soo bandhigeen

    Fursad Shaqo oo muhiim ah ka faaiideyso

View Article

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Cambaareeyay Falkii lagu dilay dad...

Muqdisho, Maarso 18.2017——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa  Cambaareeyay falkii lagu duuqeeyay dad shacab ahaa oo isticmaalayay xeebaha dalka Yemen...

View Article


Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Suudaan oo la kulmay Fanaan Nimcaan...

Kulan kaan oo ahaa mid casho ah isla markaana ay soo qaban qaabisay safaaradda soomaaliya ee dalka suudaan ayaa waxa ka  ka qeyb galay guddoomiyaha jaaliyaddda Soomaaliyeed ee dalka suudaan Cabdi wali...

View Article

Ciyaaryahan u dhashay Mareykanka oo ka hadlay abaarta Soomaaliya.

Ciyaaryanakan oo lagu magacaabo Colin Kaepernick kana mid ah Ciyaartoyda ugu Caan san dalka mareykanka ayaa Muuqaal uu soo dhigay bartiisa gaarga ah ee Twiterka waxa uu si naxariis leh uga hadlay...

View Article


Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir kuxigeenka qorshaynta oo gaaray Balcad

Wafdi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda Qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah Cabdullaahi sheeq Cali qaloocow ayaa gaaray magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Maamulka Degmada...

View Article

Qoysas Raashin loogu Qeybiyay Gaalkacyo+Sawirro

ilaa lix boqol oo qoys oo ka mida dadka abaaraha ku xoola beelay isla markaana  kusoo barakacay deegaanada  xaar-xaar oo 8km dhanka bari kaga beegan magaalada gaalkacyo iyo kulmiye oo 25km dhanka...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/03/WARKA-DUHUR-TABIYE-SHARMAKEE-19-03-2017.mp3

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live