Munaasabad lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay ee Soamaaliya Mudane...
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay ka qeybgaleen dad aad u faro badan, isla markaana lagu taageerayay dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Phoenix ee dalka Mareykanka....
View ArticleGen. Cadde Muuse oo maanta Boosaaso lagu aasayo
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Barri ayaa maanta waxaa lagu wadaa in lagu aaso Madaxweynihii Hore ee Puntland Gen. Cadde Muuse Xersi oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Dubai ee isku taga...
View Article8 Febraayo waa maalinta guusha Shacabka. (FAALLO)
Waxaan ku lugeynayay Waddada hor marta Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho, waxayna aheyd goor subax aroorye hore ah, aniga oo markaasi u socday goobteyda shaqada ayaa waxaa iga soo hor muuqday Tabeelle...
View ArticleLa taliyihii dhinaca amniga ee Donald Trump oo is casilay
la-taliyihii dhinaca amniga ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa iska casilay xilka wax ka yar bil kaddib markii lagu eedeeyay in uu xiriir la saneeyay Danjiraha Ruushka u fadhiya dalka...
View ArticleDaawo Sawirro:-Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Farmaajo...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmaajo’ oo lagu qabtay wadanka Koofur Sudan. Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen jaaliyada soomaaliyeed ee wadanka...
View ArticleTaliyaha ciidanka Boliiska oo la kulmay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Taliyaha booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa kulanka uu la qaatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin sidii ay dowladda Shiinaha u sii...
View ArticleMarxuum Cadde Muuse oo maanta lagu aasay Boosaaso+Sawirro
Allaha u naxariistee waxaa maanta garoonka diyaaradaha Boosaaso laga dejiyay maydka Jeneraal Maxamuud Muuse Xirsi oo horay uga mid ahaa saraaakiisha ciidanka qaranka Soomaaliyeed, isagoo madaxweyne ka...
View ArticleCiidamada XDS oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada deegaanno hoos yimaada...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan maamulka Galmudug. Ciidamada ayaa howlgalkaasi ka wada deegaanka...
View ArticleGolaha Wasiirada oo maanta yeeshay shir aan caadi aheyn+Sawirro
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015. Kulanka waxaa...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleBukaano uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka oo la geeyay isbitaalka Wanla-weyn
Waxaa sii kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanada hoos yimaada Degmada Wanla weyn ee gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo xarun caafimaad oo laga hirgeliyay...
View ArticleTaliyaha ciidanka cirka oo u hambalyeeyay ciidamada cirka 57 guurada ka soo...
Taliyaha ciidanka Cirka Soomaaliyeed ayaa hambalyo ku aadan munaasabad 57 guuradii ka soo wareegatay aas aaska ciidanka cirka oo ku beegan 15 bisha Fibraayo u diray dhaman ciidamada cirka iyo...
View ArticleXuska ciidanka badda oo lagu qabtay Muqdisho
Munaasabadan loogu dabaal degayay 52 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka badda Soomaaliya oo ku beegan 10-kii bishan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxana ka qeybgalay saraakiil ka...
View ArticleMadaxweynaha oo qaabilay wafuud ka kala socotay Jarmalka iyo Masar
Muqdisho 15 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka...
View ArticleDibadbax ay sameeyeen Xoogsatada dekedda Muqdisho+Sawirro
Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” , waxeyna xoogsatadu...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka...
Wasaaradda Gaadiiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay Duulimaadka Garoonka Adan Cadde ee 22-Bishaan, maadaama maalintaas ay ku aadantahay Caleema Saarka Madaxweynaha...
View ArticleSawiro:Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh mar kale Villa...
Madaxweynaha J.F.S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh Maxamuud oo ay ka wad hadleen xaaladda uu dalka...
View Article