Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Daawo Sawirro:-Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Koofur Sudan

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmaajo’ oo lagu qabtay wadanka Koofur Sudan. Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen jaaliyada soomaaliyeed  ee wadanka koofur sudan  iyo Diplomasiyiinta safaarada Soomaaliya ayaa  lagu qabtay maagalada juba taasi oo loogu hambalyeynahay madaxweynaha cusub oo ay sida dimuquraadiyada leh uu doorteen xildhibaanada qaranka. Waxaana munaasabada soo dhaweynta ah ka hadlay gudoomiye ku xigeena gudiga ganacsatada soomaaliyeed ee Koofur Sudan mudane Hassan Dhaqane Omar iyo Mudane Abdifitah Sh Mohamed Jamac “Deer” oo ku hadlayay magaca Qaban qaabiyaasha Munaasabada kuwaasi oo u rajeeyen umada Soomaaliyeed hormar iyo dowladanimo waarta.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles