Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telefoonka Kula hadlay Boqor Salmaan
Muqdisho (15ka Febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Kala Hadlay Safiirka Sweden Abaaraha ka Jira Soomaaliya
Muqdisho (15ka Febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmajo) oo maalmahan kulamo la lahaa Safiirrada dalalka shisheeye ee fadhigoodu...
View ArticleTaliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo u diyaar garoobaya Xuska Maalintii...
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maalmahan Diyaar garowgii ugu dambeeyey ugu jira qabashada Xuska Maalintii la aas-aasay Ciidanka Asluubta oo ku beegan 22 Febraury 1970, waxayna sanadkaan u...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo maanta la wareegaya Xilka madaxtinimo ee dalka.
Qaban qaabada xaflad lagu maamuusaayo sidii uu xilka madaxtinio ula wareegi lahaa Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saakay ka socota xarunta Madaxtooyada ee magaalada...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo xilka kala wareegay madaxweynihii hore Xasan Sheekh...
Muqdisho (16ka febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah xilka uga la wareegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane...
View ArticleDiyaaraddii ugu horeysay oo gargaar sida oo Kuwait ka soo dhooftay “SAWIRRO”
Diyaaradii u horeysay ee Gargaar Raashin iyo Dawo u sida Soomaaliya ayaa Maanta Kuwait ka soo dhooftay. Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo saxaafadda kula hadlay Garoonka saakay inta aanay...
View ArticleJaaliyadda Yemen ee Soomaaliya oo doortay guddi wax u qabta “SAWIRRO”
Kulankan maanta ay ku yeeshan Jaaliyadda Yemen ee Soomaaliya ku nool ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiiinta hey’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka, Qunsulka Safaaradda Yemen ee Soomaaliya u...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo dhambaallo hambalyo ah ka kala helay Boqorka...
Muqdisho, February 16, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid u adeegaha labada Xaram,...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo dhambaal u diray dhiggiisa dalka Kenya
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa dhambaal farriin ah oo ka timid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed gaarsiisay maanta oo arbaco ah dhiggiisa...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal hambalyo ah ka helay Amiirka Dowladda Kuwait
Muqdisho, February 16, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka yimid Amiirka Dowladda Kuwait...
View ArticleKulan amniga caasimadda looga hadlayay oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalad Muqdisho , waxaana kulanka looga hadley adkeynta ammaanka caasimadda...
View ArticleDAAWO: Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashad ee Telefishinka iyo Radio Muqdisho, oo todobaadkan aan ku soo qaadanay waxbarashada ka jirta Dugsiga Hoose,...
View ArticleWasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha ICAO
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa xarunta ICAO ee Montreal kula kulmay Madaxweyana ICAO Dr. Olumuyiwa Benard Aliu oo u dhashay dalka Nijeria waxayna ka wada...
View ArticleWasiiru-dowlaha warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska oo shir caalami ah uga...
Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta iyo iskaashiga dhinaca Dalxiiska ayaa lagu qabtay dalka Turkiga. Shirkan oo ay ka qeybgaleen ilaa Laba Boqol oo dowladood oo uu ka mid ahaa wafdi ka socday...
View ArticleMunaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan
Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo ayna ka qeybgaleen jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sudan ayaa lagu qabtay magaalada Khartum. Kulankan oo si heer sare ah loo soo agaasimay...
View ArticleDhageyso Barnaamijka kulanka todobaadka
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay doorashadi madaxweyne farmaajo taageeradi ay shacabku u muujiyeen iyo sida hab maamuuska leh ee...
View ArticleMadaxweynaha oo La Kulmay Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Jimco ah kulan la qaatay Danjiraha dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Mudane Stephen...
View ArticleMadaxweynaha oo kulan la qaatay Guddiga Abaaraha, Ganacsato iyo Hay’adaha gar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulan deg deg ah la yeeshay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, Hay’adaha Gar gaarka ee Qaramada Midoobay,...
View Article