Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Ehelada muwaadin lagu dilay Sacuudiga oo codsi u diray dowladda

Cubeyd Sayid Cali oo ka mid ah ehelada muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Jida ee wadanka Sacuudiga ayaa sheegay in dowladda ay ka codsanayaan in wax laga qabto dilka loo geystay Xamaada...

View Article


Urur Goboleedka IGAD oo ka shiray abaaraha gobolka “SAWIRRO”

Wasiirada Wadamada IGAD ee qaabilsan dhirta, beeraha, Daaqa iyo kahortagga abaaraha ayaa shir ay ku yeesheen magadaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya waxay ku daah fureen Mashruuc  iskaashi oo...

View Article


Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha...

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Xildhibaannada Baarlamaanka labada aqal. Halkaan...

View Article

Wafdi ka socda Maamulka G/Banaadir oo safar shaqo ku Jooga dalka Koofur...

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ahna guddoomiye ku xigeenka maaliyadda gobolka Banaadir  ayaa dalka Koofur Africa u yimid socdaal shaqo oo la xariira hanaanka shaqo ee suuqyada...

View Article

Maleeshiyada Al-Shabaab oo weerartay Hotel ku yaala Muqdisho

Qarax loo adeegsaday Gaari ayaa ka dhacay Hotelka Dayax oo ku yaala Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, Qaraxa ka dib ayaa maleeshiyaad Shabaab ah waxay gudaha u galeen hotelka waxaana...

View Article


Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo Kuwait uga qeyb galaya...

Wafdiga Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo uu hoggaaminayo Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow waxaa Garoonka Dayuuradaha Kuwait ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait...

View Article

Howlgalkii Hotel Dayax oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Ciidamada NISA ayaa soo gabo gabeeyay howlgalkii ay ka fulinayeen Hotel Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ay weerar ku soo qaadeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. In ka badan 6 qof ayaa ku...

View Article

Madaxda dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo ka tacsiyadeeyay labo malaaq oo...

Madaxda dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, iyagoo si gaar ah...

View Article


Wasiirka amniga “Toban ayaa ku dhimatay 51 kalena waa ay ku dhaawacmeen...

Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in weerarkii maanta ay ku dhinteen 10 qof halka ay ku dhaawacmeen 51 qof. Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay...

View Article


Xildhibaan Cabdiqaadir Kheyraat oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaartu...

Xildhibaan Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan (Kheyraat) oo ka mid ah Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadkii ay saameynta ku yeelatay abaarta ka jirta...

View Article

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Tacsi U Diray Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxammad Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa tacsi u diray dadkii ku naf waayey weerarkii argigixiso ee lagu qaaday Hotelka Dayax...

View Article

Guddiga doorashada Madaxweynaha J.Federaalka Soomaaliya oo soo saaray waqtiga...

Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ugu horeyn ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo Xildhibaan...

View Article

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir ku saabsan wax ka qabashada abaaraha ka jira gobollada dalka Soomaaliya. Shirkan...

View Article


Diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Madaxweynaha JFS oo ka bilaabatay...

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan tartanka loogu jiro ciddii qaban laheyd madaxtinimada Soomaaliya. Sheekh Shariif...

View Article

Wasiirka howlaha guud oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Caafimaadka

Kormeerka uu maanta ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda caafimaadka dalka oo ku yaala agagaarka  KM0 Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cusmaan...

View Article


Marxuum Malaaq Malabow oo lagu aasay duleedka magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa manta Aas Qaran loogu sameeyey Malaaq Malabow oo kamid ahaa odoyaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo kamid ahaa Dadkii kudhintay weerarkii  Hoteel Dayax...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article


Michal Keating oo bogaadiyay howlaha gudiga qaban qaabada doorashada...

Ergeyga gaarka ah ee QM ee Soomaaliya Michal Keating ayaa bogaadiyay howllaha ay hayaan guddiyada doorashada isaga oo ka digay musuq maasuqa doorashada. Michal Keating  ayaa soo dhoweeyay shaqada...

View Article

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay howlaha gurmadka...

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay arimaha ku saabsan abaaraha dalka ku dhuftay iyo gurmadka ku wajahan. Barnaamijka waxaa marti ku ahaa...

View Article

Ciidamada Kenya iyo Maleeshiyaadka Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Kulbiyow

Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidanka Kenya iyo Maleeshiyada Al-Shabaab. Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa la...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live