Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wafdi ka socda Maamulka G/Banaadir oo safar shaqo ku Jooga dalka Koofur Africa+Sawirro

$
0
0
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1-aad ahna guddoomiye ku xigeenka maaliyadda gobolka Banaadir  ayaa dalka Koofur Africa u yimid socdaal shaqo oo la xariira hanaanka shaqo ee suuqyada caalamka iyo sida looga faa’iideysto dhulka banaan ee ku habboon in laga sameeyo ganacsiga iyo fursadaha la xariira . Waxaa socdaalkaan  shaqo soo agaasimay hey’adda UN Habitat oo Maamulka Gobolka gobolka Banaadir kala shaqeysa Dhinacyo badan oo la xariira Suuqyada, dhulka banaan ee dadweynaha ku nastaan goobaha lagu cayaaro iyo waliba dhalinyarada Dowladaha hoose ee magaalooyinka Johannesburg iyo Durban ayaana marti galiyay wafdigaani sida uu sheegay gudoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir Ismaaciil Macalin Cabdi Guure. “Imaantin keena South Africa Ujeediisa waxaa ay aheyd in aan ka faa’iideysano Khibrada dhanka Suuq yada Dowlada Hoose ee magaalada Johannesburg oo na marti galisay anaga oo ka socona dowlada hoose ee xamar waxaa ay bixisaa adeeg yo badan oo ay ka mid tahay suuq yada si aan ugu tagno dad naga khibrad badan ayaa hey’ada UN habitat waxaa ay noo doortay magaalooyinka Johannesburg iyo Darban ee Dalkaan South Africa” Cismaaciil Macalin Cabdi Guure waxaa uu intaasi ku daray in Xariirka labada magaalo uu yahay mid bilow ah ayna rajeynayaan in ay sii [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles