Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay howlaha gurmadka abaaraha+Dhageyso

$
0
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay arimaha ku saabsan abaaraha dalka ku dhuftay iyo gurmadka ku wajahan. Barnaamijka waxaa marti ku ahaa xubno ka tirsan gudiga gurmadka abaaraha oo kala ah Cabdi Axmed Maxamed Baafo. Axmed Dhiblaawe Caseyr oo ah wasiir ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo Batuulo Sheekh Axmed Gabballe, waxeyna si faahfaahsan uga hadleen xaaladda abaarta iyo howlaha gurmadka ah ee lagu badbaadinayo dadka ay abaartu saameysay.  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles