Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya Madaxweynaha JFS oo ka bilaabatay Muqdisho “SAWIRRO”

$
0
0
Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan tartanka loogu jiro ciddii qaban laheyd madaxtinimada Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa  noqday musharixii ugu horeeyay ee isdiwaangaliya oo  laga guddoomo arjigii musharaxnimo, iyadoo si rasmi ah ay uga bilaabatay xarunta Villa Hargeysa diiwaangelinta musharixiinta 26-29, ayaa lagu wadaa in ay socoto diiwaangelnta, halka 31-ka  Murashaxiinta ay galayaan Dood Wadaag oo lagu qabanayo TV-yada. 2-5 2017: waxaa  musharixiinta ay gudaagalayaan ama ay jeedin doonaan Khudbado, halka February 8, 2017,ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahee Soomaaliya.       

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles