Maamulka Koonfur galbeed oo lagu wareejiyay gaadiid kala duwan
Deeqdan oo ka kooban gaadiid isugu jira noocyada gargaarka deg dega ah, gaadiidka ciidanka, booyad iyo kuwa raaxada oo ay ku jiraan noocyada aan xabada karin ayaa safaaradda dowlada Imaaraadka ee...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleTartamayaasha degmada Kaxda oo caawa u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka...
View ArticleWar murtiyeedkii laga soo saaray kulankii madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Kenya
Marti qaad rasmi ah oo uu u fidiyay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay dalkaasi taas oo qaadatay sadex maalin oo ka...
View ArticleAMISOM oo sheegtay in ay ka caabisay weerarkii Al-shabaab
Taliska ciidanka AMISOM ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo saaka waabarigii Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. War qoraal ah oo goor dhow...
View ArticleMadaxweynaha koofur galbeed oo Imaaraadka kala wareegay deeq-Sawirro
Danjiraha dowladda Emirateka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, ayaa maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ku wareejisay 11 gaadiid ah, oo qayb ka ah taageerada...
View Article120 ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab oo lagu dilay Halgan
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar khasaaro badan geystay waxay ku qaadeen xero ay leeyihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ku taala deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan. Safaarada...
View ArticleMaamulka Gobolka oo Baydhabo ku dhagax dhigay waddo muhiim ah “SAWIRRO”
Maamula Gobolka iyo kan degmada Baydhabo ayaa manta magaalada Baydhabo ay ku dhagax dhigeen mid kamid ah Waddooyinka magaalada oo si aad ah u burbursaneed, taas oo muhiim u ah marinka Gaadiidka Xilli...
View ArticleWasiirka Amniga “Weerarkii Halgan waxaa lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab”...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Axmed ayaa caddeeyay in weerarkii ka dhacay deegaanka Halgan lagu dilay 240 ka tirsan Al-Shabaab. Wasiirka Amniga oo...
View ArticleCiidamada xoogga dalka oo qasaare ugu geystay maleeshiyada Al-Shabaab...
Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay deegaanka Buulo Jadiid oo qiyaastii 30 Km u jirta degmada...
View ArticleDad danyar ah oo loo sameeyay qaliin indho fiiqid iyo baaritaanno caafimaad...
Ku dhawaad 50 ruux oo dan yer ah kuna nool degmada Xamar wayne ayaa manata loogu sameeyay xarunta degmadda qaliin iyo baaritaanno indho fiiqid lacag la’aan kaasi ay u fuliyeen Hay’adda Horn Afric...
View ArticleMadaxweynaha: “Jabka xooggan ee loo geystey Al Shabaab waa guul u soo...
Muqdisho, 9 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ciidanka...
View ArticleDaawo Sawirrada sida loo xasuuqay maleeshiyada Al-Shabaab
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirro horudhac ah oo ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ee lagu xasuuqay deegaanka Halkgan ee gobolka Hiiraan, kuwaasi oo laga...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleTartamayaasha degmada Wadajir oo caawa u soo gudbay wareegga xiga...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka, halka...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleBarnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay waxa Diintu ka qabto in la...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan waxaa marti ku ahaa wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jeneraal C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo gudoomiyaha hey’adda...
View ArticleSaraakiil ka tirsan dowlada iyo AMISOM oo gaaray deegaanka Halgan
Deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan oo shalay uu ka dhacay dagaal xoogan ayaa waxaa maanta gaaray saraakiil ka tirsan dowlada Soomaaliya, AMISOM iyo wariyaal ka tirsan warbaahinta Qaranka Soomaaliya....
View ArticleDaawo Sawirrada aaskii AUN Maxamed Cali Kalaay
AUN Maxamed Cali Kalaay ayaa maanta lagu aasay magaalada uu ku dhashay ee Louisville ee gobolka Kentaki ee dalka mareykanka, salaada sanaazada ayaa lagu ka qeybgalay boqol kamid ah dadka muslimiinta ah...
View ArticleTaliska AMISOM oo faah faahin ka bixiyay weerarkii lagu xasuuqay Shabaab ee...
Koox Wariyeyaal ah oo la socday Saraakiisha uga sarreysa Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa maanta gaaray deegaanka Halgan, oo qiyaastii 50Km u jira magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka...
View Article